Well Come to Nageeye News Network CONTACT US e-mail:-nageeyenews@hotmail.com or call us 0025224419035

Home
Monday, 06 September 2010
 
 
Main Menu
Home
suugaan
Other Menu
Administrator

madaxweyne rayaale oo tiirnbaro u magacaabay agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Wednesday, 10 February 2010

Madaxaweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin , ayaa Maanta u Magacaabay Agaasiime Guud Wasaaradda War-faafinta iyo Wacyi gelinta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland isaga oo tix-raacaaya Qodobka 90-aad ee Dastuurka Jamhuuiyadda Somaliland, waxaa uu Maanta u Magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda War-faafinta iyo wacyigelinta Mudane Maxamed Ahmed Cali (Tiimbarro)

Madaxweynuhu isagoo tix-gelinaaya kartida iyo hufnaanta shaqo ee uu leeyahay Mudane Maxamed Ahmed Cali, waxa uu ku amray in sida ugu dhakhsaha badan uu ula wareego Xilka Qaran ee loo Magacaabay.

 
< Prev   Next >

Radio Nageeye

 
Who's Online
We have 16 guests online
 
Design by Somaliland Software!
USA Logo Design
Logo design