Well Come to Nageeye News Network CONTACT US e-mail:-nageeyenews@hotmail.com or call us 0025224419035

Home
Monday, 06 September 2010
 
 
Main Menu
Home
suugaan
Other Menu
Administrator

xildhibaan ka tirsan baarlamaanka soomaaliya oo caawa gacanta u galay kooxaha mucaaradka ah PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Thursday, 11 February 2010

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaan katirsan dowladda Somaliya uu iskusoo dhiibay Xoogaga Hubaysan ee kasoo horjeedo Dowladda Federaalka KMG Somalia.

Sarkaal sare oo katirsan Xoogaga Islaamiyiinta ayaa u Goorwdhawayd u sheegay qaar ka mid ah warbaahinta in xildhibaan Saalax Bad baado uu iskusoo dhiibay Ururada Hubaysan ee dowladda ladagaalamo balse aanan weli la ogayn magaceeda.

xildhibaanka ayaa lagu wadaa in uu caawa u hoydo guri ku yaala xaafada dayniile, kuwaas oo loo badaniyo in ay maamulkeeda hayaan kooxda alshabaab

Xildhibaankan katirsan Baarlamanka ee isku dhiibay Islaamiyiinta ayaa maalmihii lasoo dhaafay khilaaf weyn kala dhexeeyay Gudoomiyaha Baarlamanka dowladda KMG Somalia Sheekh Aadan Max’med Nuur Aadan Madoobe.

Warar kale ayaa sheegaya in Xildhibaan Saalax Badbaado loogu Hanjabay dil kadib markii uu Cambaareeyay Xilalka ay hayaan madaxda dowladda KMG Somalia, ilaa iyo hadda dowladda KMG Somalia wax War ah kamasoo bixin dowladda KMG ah.

xaaska xildhibaankan oo caawa u waramaysay VOA da ayaa sheegtay in ay saygeeda uu goor horeba u sheegay in aanu caawa u iman doonin isla markaana uu ka dhiixi doono

 
< Prev   Next >

Radio Nageeye

 
Who's Online
We have 4 guests online
 
Design by Somaliland Software!
USA Logo Design
Logo design