Well Come to Nageeye News Network CONTACT US e-mail:-nageeyenews@hotmail.com or call us 0025224419035

Home
Monday, 06 September 2010
 
 
Main Menu
Home
suugaan
Other Menu
Administrator

wasiirka duulista iyo mayor jiciir oo dalka dib ugu soo laabtay iyo jawaabta ay ka bixiyeen safarkaa PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 14 February 2010

Images: Wasirka Duulista.JPGImages: Maayar Jiciir.JPGHargeysa(Nageeyenews):- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Cali Maxamed Warancadde iyo Duqa Caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, oo in muddo ah safar ugu maqnaa waddanka Shiinaha ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii ay soo dhamaysteen ujeeddooyinka Safarka ay halkaa ku tageen.

 
< Prev   Next >

Radio Nageeye

 
Who's Online
We have 5 guests online
 
Design by Somaliland Software!
USA Logo Design
Logo design