Well Come to Nageeye News Network CONTACT US e-mail:-nageeyenews@hotmail.com or call us 0025224419035

Home
Monday, 06 September 2010
 
 
Main Menu
Home
suugaan
Other Menu
Administrator

xuska sanad guurada maalinta ciidamada qalabka sida ee somaliland oo laga xusay hargeysa PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 02 February 2010

Hargeysa(Nageeyenews) -Wasiirka Madaxtooyada, Wasiir ku Xigeenada Wasaaradaha Gaashaandhiga iyo Warfaafinta, Guddoomiyaha Baanka iyo masuuliyiin kale ayaa maanta ka qayb galay xaflad balaadhan oo loo sameeyay sanad guuradii 16-aad ee ka soo wareegtay maalintii dhidibada loo taagay.

Read more...
 
m/ weyne rayaale oo xafiiskii ka hambalyeeyay ciidamada qaranka oo u dabaal degaya 16-sano guuradood PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 02 February 2010

Hargeysa (Nageeyenews) Madaxweynaha jamhuuriyada somaliland ayaa maanta dhambaal tahniyad ah oo ku aadan sanad guurada 16-aad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo taagay.

Read more...
 
ictiraafka somaliland uma baahna in albaab madhan loo garaaco PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 02 February 2010

Sample Imagewaxa dhawaan dalka dib ugu soo laabtay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Muj: Axmed Maxamed Siilaanyo oo soo dhawayntiisa si weyn looga dareemay magaalada Hargeysa iyo guud ahaanba dalka.

Read more...
 
Maxaad ka Taqaan Afafka Caalamka Dabar-go’a Afafka Halkuu Kaga Jiraa Af-Soomaaligu? PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 02 February 2010

 

 

 

Qormadeenan maanta waxaynu ku soo qaadan doonaa afafka caalamka lagaga hadlo iyo siday isu bedbeddelaan horumarkooda amma dib-u-dhacooda, kuwaas oo saameyn weyn ku yeesha hadba bulshooyinka ku hadla iyo degaannada ay ka soo jeedaan.

Read more...
 
Siday u Madowdahay uma RAJO Xuma ! PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 02 February 2010

Quruxdu waa mid ka mid ah waxyaabaha aadamigu ku kala aragti duwan yahay,waase runtii wax aad loo wada jecel yahay.erayga quruxna waxaan filayaa in uu yahay mid miisan ku leh nolosheeena waayo macnaha loo adeegsado awgeed.

Read more...
 
Gudoomiyaha Guurtida Iyo Xaaji Cabdi Waraabe Oo Hadalo Xajiimaysan Isku Weydaarsaday Fadhigii Golaha PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 02 February 2010

Hargeysa(Nageeyenews) –Gudoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Xildhibaan Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) ayaa fadhigii shalay ee Golahaas isku weydaarsadday dood iyo difaac adag, ka dib markii Xaaji Cabdi si addag u naqdiyay hanaanka maamul ee Guddoomiyaha. Iyadda oo Saleebaana isla-madashii kaga jawaabay

Read more...
 
Xuska Ciidanka Qaranka Iyo Ballanqaadyada Is Biirsaday Ee Maanta Sugaya Madaxweynaha PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 02 February 2010

Hargeysa(Nageeyenews) –Ciidamada Qaranka (Milatariga) Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta u dabaal dagaya xuska sanad guurada 16-aad ee ka soo wareegtay wakhtigii la aasaasay ama dhidiba loo taagay, oo ku beegnayd muddo 16 sanadood ah ka hor ah.

Read more...
 
ciyaaryahan Gedo oo xalay gaws dambeedka ka qoslayay si weyn ugu bogay mustaqbalkiisa ciyaareed PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 02 February 2010

ciyaaryahanka caanka ah ee , Mohamed Nagy 'Gedo', ayaa shaaca shalay markii ugu horaysay ka hadlay guushii ay aadka u balaadhnayd ee uu xulka dalkiisu ka gaadhay koobkii qaramada qaarada afrika oo ay ka hor qaadeen dalka Ghana,

Read more...
 
guddoomiyaha xisbiga ucid oo soo dhaweyn diiran kala kulmay jaaliyada reer sweden PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 01 February 2010

Soo dhaweyntii Gudoomiyaha xisbiga UCID ee wadanka Sweden. DAAWO SAWIRADA

Shir ballaadhan, oo si heer sare ah loo soo qabanqaabiyay, ayaa ka dhacay magaalada Stockholm, kaasi oo uu ka soo qeybgalay Gudoomiyaha Xisbiga UCID, inj. Feysal Cali Waraabe. Shirka oo ay soo abaabushay Laanta Xisbiga ee UCID ee Sweden, dadweyne aad u tiro badanna ay ka soo qeybgaleen.

Read more...
 
Somaliland Doorasho Ayey ku Badbaadaysaa is Xagxagasho Maya PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 01 February 2010

Waxa beryahan dambe isa soo taraya khilaaf siyaasadeed oo qarka u saaran inuu mar kale ka qarxo Somaliland oo ku caano maashay nabad iyo degenaansho, kaasi oo laga dhex dhadhansan karo hadalada iyo weedhaha siyaasadeed ee mucaaridka iyo muxaafidu isku tuurtuurayaan.

Read more...
 
benitez oo iska fogeeyay warar sheegaya in uu u wareegayo dhinaca Juventus PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 01 February 2010

tababaraha kooxda Liverpool Rafeal Benitez ayaa iska fogeeyay in uu u wareegayo kooxda Juventus oo maalmihii u danbeeyay ku hawlanayd helintaankiisa.

Read more...
 
mudanayaasha golaha guurtida oo cod aqlabiyad ah ku diiday is casilaadi furre PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 01 February 2010

Hargeysa (Nageeyenews)Golaha guurtida somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku diiday iscasilaad uu dhawaan shirguddoonka u soo gudbiyey guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalkaasi Mud. sheekh axmed nuux fure.

Read more...
 
jaaliyada reer london iyo taageerayaasha xisbiga ucid oo aan u kala hadhin soo dhaweynta M. RASHIID PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 01 February 2010

Sample ImageLondon (Nageeyenews) Waxa habeenimadii sabtida lagu qabtay, Hoteelka weyn ee Hilton Olympia Kensington High Street ee ku yaala badhtamaha Magaalda London. Xaflad si heer sare loo soo agaasimay, xafladaa waxa soo diyaariyay oo soo qaban qaabiyey, bulshaweynta Reer Awdal ee degan dalka Ingiriiska ee taageeraa Xisbiga UCID iyo madaxda sar-sare oo ka tirsan Xisbiga UCID UK.

Read more...
 
Egypt wins third straight African Cup of Nations PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 31 January 2010
Egypt won the African Cup of Nations for the third straight year Sunday with a 1-0 win over Ghana.
Read more...
 
Ciyaarta Finalka ee Koobka Qaramada Qaaradda Afrika oo Qadar Daqiiqado ah ka dib bilaabmi doona PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 31 January 2010
Waxa Goor dhow, qadar daqiiqado ah ka dib bilaabmi doonta ciyaarta kama dambeysata ah ee Koobka Kubadda cagta ee Qaramada Qaaradda Afrika.
Read more...
 
golaha guurtida oo fadhi yeeshay iyo Sheekh Fure oo aan madasha ka soo xaadirin PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 31 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews) Guddoomiyaha golaha guurtida somaliland Mud. Saleebaan Maxamuud aadan ayaa sheegay in khilaafkooda ay ku dhamaysan doonaan wada hadal iyo isfaham.

Read more...
 
soo dhaweyntii siilaanyo oo si weyn looga dareemay Hargeysa iyo xoghayaha udub oo ka hadlay PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 31 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews) Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee kulmiye Muj: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta si heer qaran ah loogu soo dhaweeyey Magaalada hargeysa ka dib markii uu ka soo laabtay socdaal uu in muddo ah ugu maqnaa dalka Maraykanka.

Read more...
 
Wadooyinka Waaweyn ee Magaalada Hargeisa oo dad la ciir ciiraaya, Soo dhawaynta Siilaanyo Awgeed. PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 31 January 2010
Waxa hadda soo caga dhigatey Garoonka weyn ee Hargeisa Airport Diyaaraddi sidey Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Ahmed Mohamoud Mohamed Siilaanyo.
Last Updated ( Sunday, 31 January 2010 )
Read more...
 
Wasiir Ingiriis Ah Oo Ka Hadashay Doorashooyinka Iyo Xasiloonida Somaliland PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 30 January 2010

Addis-Ababa(Nageeyenews) -Wasiirul dawlaha dalka Ingiriiska u qaabilsan Afrika Marwo Berhanas Kinnoc, ayaa sheegtay in dawladda Ingiriisku danaynayo arrimaha Somaliland ee degenaanshaha iyo Dimuqraadiyadda.

Read more...
 
Hadraawi, Xasan Ganey Iyo A.Geeddi Oo Ka Badheedhay Saluugga Ay Ka Qabaan Hanaanka Maamul Iyo Siyaas PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 30 January 2010

Hargeysa(Nageeyenews) –Abwaanada Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), Xasan Xaaji Cabdilaahi (Xasan Ganay) iyo Axmed Aw Geedi (Dheeraad), ayaa xalay soo bandhigay suugaan ka turjumaysa waayaha siyaasadeed iyo nololeed ee dalka.

Read more...
 
Dawladda Namibiya Oo Sheegtay Inay Warbixinta Qaddiyadda Somaliland Ka Sugayaan Midowga Afrika PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 30 January 2010

Addis Ababa(Nageeyenews) -Wasiirka Arrimaha Dibada Namibia Mr. Marco Mukoso Hausiku, ayaa sheegay inay ururka Midowga Afrika ka sugayaan warbixin la xidhidha qaddiyadda Somaliland iyo weliba khilaafaadyo ka taagan gobolka geeska Afrika.

Read more...
 
Qiimaha Koobka Shaaha Iyo Kiishka Sonkorta Oo Kor U Kacay Boorama PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 29 January 2010

Boorama, (Haatuf) - Magaalada Boorama ayaa qiimaha koobka shaaha ahi kor u dhaafay kunshilin (1000Slsh), halka dhinaca kalena gabdadda Sonkorta ah ee 50ka Kg ahi dhaaftay 45 doolar, qiimahaas oo walaac ku abuuray guud ahaanba danyarta, korna u qaadday qiimaha maciishadda muddo sannado ah.

Read more...
 
Khubaro soo jeedisay in somalilland la ictiraafo si looga guulaysto budhcad badeeda PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 29 January 2010

Washington (Nageeyenews) - Khubaro caalami ah oo isugu jira diblomaasiyiin, Saraakiil Milatari, Garyaqaano iyo qaar ka mid ah madaxda shirkadaha gaadiidka badda, ayaa shir ay ku yeesheen jaamacadda Harvard ee dalka Mareykanka, bishii December ee sanadkii hore oo ku saabsanaa la dagaalanka budhcad baddeeda ayaa ku talo bixiyay in Somaliland oo la ictiraafaa ay muhiim u tahay siddii looga guuleysan lahaa budhcad baddeeda ka dilaacday xeebaha Soomaalida.

Read more...
 
xayiraadii in muddo ah ugu darnayd oo lagu soo rogay Laascaanood iyo xanibaad la saaray moobilada PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 29 January 2010

Laascaanood (Nageeyenews) - ciidamada booliska gobolka Sool ayaa 24kii saacadood ee la soo dhaafay xabsiga u taxaabay dad tiro badan kuwaas oo lagu tuhunsan yahay in ay danbeeyeen qaraxii shalay lala beegsaday badhasaabka gobolka Sool.

Read more...
 
badhasaabka gobolka hargeysa oo faahfaahin ka bixiyey walxihii laga helay xawaadle iyo arrimo kale PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 29 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews) - Guddoomiyaha Gobolka Hargeysa Maxamed Cabdi Daa’uud oo ka hadlayey walxihii nooca qaraxyada ahaa ee dhawaan lagu qabtay xaafada Xawaadle in dadkii ka danbeeyey alaabtaas ee dhigay aanay ahayn dad u dhashay Somaliland.

Read more...
 
Muqdisho oo ay ka dhaceen dagaaladii ugu darnaa iyo maati meesha lagu xasuuqay PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 29 January 2010

Dagaallo geystay khasaare nafeed oo baaxad leh ayaa xalay illaa saaka ku dhexmarayay Magaalada Muqdisho xoogagga Shabaabul Mujaahidiin iyo Xisbul Islaam oo isku dhinac ah iyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo dhinaca kale ka soo jeeday.

Read more...
 
masar oo Algeria xoog ku muquunisay, kana aar goosatay PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Thursday, 28 January 2010

xulalka masar iyo algeria oo ay ka dhaxaysay cadaawad guun ahi ayaa caawa ciyaar ku tirsan koobka qaramada qaarada afrika iskaga horyimid , waxaanay guushu raacday xulka dalka Masar.

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Results 127 - 168 of 536

Radio Nageeye

 
Who's Online
We have 9 guests online
 
Design by Somaliland Software!
USA Logo Design
Logo design