Well Come to Nageeye News Network CONTACT US e-mail:-nageeyenews@hotmail.com or call us 0025224419035

Home
Monday, 06 September 2010
 
 
Main Menu
Home
suugaan
Other Menu
Administrator

Muuse Biixi Oo Madaxweyne Rayaale iyo Xukuumadiisa Si Adag U Naqdiyay PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Thursday, 21 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews)Ku simaha guddoomiyaha KULMIYE ahna guddoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag u naqdiyay khudbadii uu Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, Salaasadii doraad ka jeediyay aqalka Madaxtooyada, waxaanu ku tilmaamay mid aan lahayn meeqaamkii hoggaamiye Madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen dhawr iyo toban sanno soo ahaa uu jeedin lahaa.

Read more...
 
xildhibaan siciid cilmi rooble oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay hargeysa PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Wednesday, 20 January 2010

Hargeysa(Nageeyenews)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo katirsan Xildhibaanada Mucaaridka ah ee Dorashadii Golaha Wakiilada kasoo baxey Xisbiga Kulmiye ,oo dhawaan socdaal ugu baxey cariga Ingiriiska ayaa Xisbiga Kulmiye siheer Qaran ah ugu soo dhaweeyay barqadii Madaarka Cigaal International ee Magaalada Hargeysa.

Read more...
 
Wasiir cawil oo beeniyay In Maraykanku Fiise U Diiday PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Wednesday, 20 January 2010

Hargeysa(Geeska) -Wasiirka Maaliyadda ee Somaliland Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa beeniyay warar la baahiyay oo sheegayay in safaaradda Maraykanka ee Addis Ababa ay u diiday fiise dal ku gal oo uu ka dalbaday.

Read more...
 
Xisbiga KULMIYE Oo Ka Digay Xadhiga Maxamed Xaashi PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Wednesday, 20 January 2010

Hargeysa(Nageeyenews) -Xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE ayaa ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta haddii ay xukuumadu xidho siyaasiga caanka ah ee Maxamed Xaashi Cilmi, oo ka tirsan xisbigaas, iyagoo k adaba joogay hadal uu dhawaan yidhi.

Read more...
 
afhayeenka xisbiga ucid oo wax laga xumaado ku tilmaamay talaabooyinka ay xukuumadu qaadayso PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Wednesday, 20 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews) afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee UCID xasan xuseen codyare ayaa waxa laga xumaado ku tilmaamay cabudhinta iyo cago juglaynta ay warbaahinta madaxa banaan iyo ganacsatada kula kacayso xukuumada Madaxweyne Rayaale.

Read more...
 
“Markii Qolkayga laygu garaacay ayaan la hadlay qoladii Huteelka, waxaanay igu yidhaahdeen..”buubaa PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Wednesday, 20 January 2010

Nairobi (Nageeyenews) - Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa ka hadlay xadhig ay habeen hore kula kaceen Ciidanka Ammaanka ee dalka Kenya ka dib markii ay ka kaxeeyeen hotelka uu ka degen yahay magaalada Nairobi.

Read more...
 
mudanayaal dalbaday in la sugo amaanka somaliland PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Wednesday, 20 January 2010

Hargeysa(Nageeyenews) - 22 Mudane oo ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta soo saaray qoraal ay Golaha kaga dalbanayaan in dib u eegis lagu sameeyo suggida ammaanka iyo Nabadgelyada dalka.

Read more...
 
Madaxweyne Riyaale Madaxweyne Xikmad Guurey PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Wednesday, 20 January 2010
Madaxweyne Riyaale, "Waxba Maydaan Baran ee Orda oo Wax Barta"
Last Updated ( Wednesday, 20 January 2010 )
Read more...
 
booliska wajaale oo xalay saqdii dhexe toogasho ku dilay lamaane is qaba PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 19 January 2010

Wajaale (Nageeyenews)wararka ka imanaya Degmada Wajaale ayaa sheegaya in Alle ha u naxariistee Marxuum-Yacquub Xuseen Muxumed iyo xaaskiisii ay u dhinteen xabad uu xalay saqdii dhexe ku furay askari ka tirsan ciidamada booliska ee degmadaasi

Read more...
 
Ciidanka Danbi baadhista Somaliland oo Waaran qabasho ah u jaray Inj. Maxamed Xaashi Cilmi PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 19 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews)Ciidamada danbi baadhista Somaliland ayaa saaka waaran qabasho ah u gooyay Inj. Maxamed Xaashi Cilmi oo ah guddomiye ku xigeenka 1-aad ee urursiyaasadeedkii Qaran ee dhawaan bahwadaagta la noqday xisbiga kulmiye

Read more...
 
wasiirka warfaafinta oo is indho la'aan ah u dafiray xaqaa'iq uu soo bandhigay wargeyska saxansaxo PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 19 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews) Wasiirka wasaarada warfaafinta ayaa  si indho la'aan ah u difaacay xaqaa'iq uu dhawaan soo bandhigay wargeyska saxansaxo, kulana dul kufay cay iyo aflagaado.

Read more...
 
madaxweyne rayaale oo wasiirul dawle u magacaabay wasaarada arrimaha dibada PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 19 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews) Madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland ayaa maanta wasiirul dawle cusub u magacaabay wasaarada arrimaha dibada ka dib markii uu dhawaan geeriyooday wasiirul dawlihii hore.

Read more...
 
badhasaabka gobolka hawd oo haweenka degmada gumar ka guddoomay deeqdii u horeysay PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 19 January 2010

Baligubadle (Nageeyenews)badhasaabka gobolka Hawd Cali Cawil Cabdi ayaa deeqdii ugu horaysay ka guddoomay haweenka degmada Gumar oo hoostimaada gobolka Hawd.

Read more...
 
xisbiga kulmiye oo maanta si diiran u soo dhaweeyay dhalinyaro ku soo birtay oo ka yimid udub PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 19 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews) Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye, xoghayaha maaliyada ee xisbigaas, guddoomiyaha gobolka Hargeysa, guddoomiyaha garabka dhalinyarada ee heer qaran, xoghayaha warfaafinta iyo guddoomiyaha garabka haweenka ee heer qaran ee xisbiga kulmiye ayaa maanta si kal iyo laab ah u soo dhaweeyay taageerayaal aad u tiro badan.

Read more...
 
Guddiga nabadgelyada Saaxil oo amaro Dul Dhigay Shirkadda Indha-Deero PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 19 January 2010

Berbera(Nageeyenews) -Magaalada Berbera ee Dekeda Somaliland ayaa la sheegay inay ka taagan tahay Xiisad ka dhalatay Go’aan uu shalay soo saaray Guddiga Nabadgelyadda ee Gobolkaasi, kaasi oo ku Amraya Shirkadda Indho-deero in ay Muddo 48 Saacadood ah ku burburiso xeryaha Xoolaha lagu xereeyo ee ay shirkaddu ku leedahay Berbera

Read more...
 
madaxweyne rayaale oo qaylo dhaan ka muujiyey akhriska wargeysyada, sheegayna in uu joojinayo PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 19 January 2010

Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Somaliland wuxuu kaga hadlay dhinacyada Nabadgelyada, la dagaalanka Argagixisada, khilaafaadka Golaha Guurtida, Maxjarka Xoolaha iyo siyaasada.

Read more...
 
guddoomiye siilaanyo oo khudbad taariikhi ah u jeediyay jaaliyada reer somaliland ee Virginia PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 18 January 2010

Washington(Nageeyenews)-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa habeenki Sabtida ee bishu ahayd Jan16  ay xaflad wayn ku soo dhaweyeen Jaaliyada Washington DC/Virginia. xafladaas oo ahayd mid si  heer sare ah loo soo agaasimay waxaa lagu qabtay Huteelka wayn ee la yidhaa Westin Hotel oo ku yaala daanta dhinaca gobolka Virginia. 

Read more...
 
baroor diiq loo sameeyay marxuum Maxamuud Saalax Nuur Fagadhe PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 18 January 2010

London (Nageeyenews) Kulan loogu Baroordiiqayey Alle Ha u Naxariistee Marxuun Maxamuud Saalax Nuur, oo dabayaaqaddii bishii December ku geeriyooday magaalada Paris ee wadanka Faransiiska, ayaa 15-kii January 2010 lagu qabtay xaafada Hayes ee Galbeedka magaalada London.

Read more...
 
Xukuumadda Somaliland oo dalka ka mastaafurinaysa Khubaro Ajaanib ah PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 18 January 2010

 

 

 Hargeysa (Nageeyenews) Xukuumadda Somaliland, ayaa la sheegay inay dalka ka mastaafurinayso Injineero ajaanib ah, kuwaasoo todobaadyadii u dambeeyay hawlo ka waday magaalo-xeebeedda Berbera.

Read more...
 
xisbiyada mucaaradka oo golaha guurtida ugu baaqay in ay soo af jaraan khilaafka dhexdooda ka jira PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 18 January 2010

Hargeysa(Nageeyenews) - Labada xisbi mucaarid ee KULMIYE iyo UCID ayaa sheegay in khilaafka Golaha Guurtidu uu caqabad hor leh ku noqon karo doorashadii loo diyaar garoobayay ee Madaxtooyada waxaanay ku baaqeen in Mudaneyaasha Aqalkaasi ay si odaytinimo leh oo degan ku xaliyaan khilaafka gudahooda ka jira.

Read more...
 
Masuul KULMIYE ka Tirsan oo Xaal ka Bixiyey Hadal ka soo Yeedhay Badhasaabka Hargeysa PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 18 January 2010

 

 Hargeysa (Nageeyenews)- Guddoomiyaha Ololaha Doorashooyinka xisbiga KULMIYE ee gobollada galbeedka Somaliland Md. Baashe Cabdi Gaboobe, ayaa xaal ka bixiyey hadal Badhasaabka Hargeysa Maxamed Cabdi Daa’uud ku sheegay in siyaasiyiin reer Burco oo uu ka mid yahay Guddoomiyaha Golaha Guurtidu ay magaalada Hargeysa keeneen dhaqan aanay lahaan jirin.

Read more...
 
ciidamada Booliska dalka Kenya oo qabqabtay dad ay ku jiraan xildhibaano reer somalia ahi PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 18 January 2010

Nairobi (Nageeyenews) Ciidamada booliska dalka Kenya ayaa xalay qab-qabtay soomaali ay tiradoodu gaadhayso ilaa 300 oo ay ku jiraan 11 xildhibaan oo ka mid ah dawlada soomaaliya, kuwaas oo lagu eedaynayo in ay lug ku lahaayeen rabshadihii jimcihii ka dhacay dalkaas.

Read more...
 
badhasaabka gobolka Hawd oo soo dhaweeyay joomitiro ka hawlgalay magaalada Baligubadle PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 18 January 2010

Balligubadle (Nageeyenews)Badhasabaabka gobolka hawd, guddoomiyaha golaha deegaanka, xildhibaanada golaha deegaanka, ururada bulshada iyo wax garadka gobolka Hawd ayaa maanta xaflad soo dhawayn ah u sameeyay saddex joomitir oo muddo 3 bilood ah waxbarasho u joogay magaalada Hargeysa.

Read more...
 
guddoomyaha ucid iyo ku xigeenka 2-aad ee kulmiye oo kulan la yeeshay xubno Xildhibaano reer belgium PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 17 January 2010

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ahee UCID Injineer FaysalCali Waraabe iyo ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax oo booqasho rasmi ah ku joogay wadanka Belgium ayaa kulan la yeeshay xubno ka mid ah baarlamaanka dalka Belgium.

Read more...
 
guddoomiyaha g. guurtida iyo labadiisa ku xigeen oo shir albaabadu u xidhan yihiin maanta yeeshay PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 17 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews) guddoomiyaha golaha guurtida somaliland Mud. saleebaan maxamuud aadan ayaa maanta fadhi ay albaaabadu u xidhan yihiin la yeeshay labadiisa ku xigeen.

Read more...
 
madaxweyne ku xigeenka booqasho ku soo maray xarunta booliska iyo waxyaabhii uu ka hadlay PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 17 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews) Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa sheegay in qaranku aanu u dulqaadan Karin in la waayo oo ay baxsadaan dadkii ka danbeeyay dilalkii loo gaystay xubno ka mid ah saariisha Booliska iyo Milateriga Somaliland ee lagu dilay gobolka Sool.

Read more...
 
"Waxaan Beesha Caalamka ku idhi Waad kharribaysaan walaalahayaga Somalia....."M RAYAALE PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 17 January 2010

Hargeysa(Nageeyenews)- Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya, isla markaana wuxuu Beesha Caalamka ku cannaantay inay taageeraan Dawladda uu madaxda ka yahay Shariif Sh. Axmed oo uu tilmaamay in ay tahay mid aan masuul iska ahayn iyada lafteedu.

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Results 211 - 252 of 536

Radio Nageeye

 
Who's Online
We have 5 guests online
 
Design by Somaliland Software!
USA Logo Design
Logo design