| |
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 13 January 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) Taliyaha Booliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad, ayaa markii u horraysay ka hadlay bam xallay lagu tuuray saldhig ku yaalla magaalada Laascaanood, oo ay ku dhaawacmeen saddex askari, isagoo falkaana ku tilmaamay mu’amar ay soo abaabuleen, kana danbeeyeen masuulliyiin ka tirsan maamul goboleedka Putland |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 13 January 2010 |
|

Alle ha unaxariistee Marxuun Cismaan Yuusuf Nuur wuxuu ku dhashay Magaalada Burco 1945. wuxuu waxbarashada hoose/dhexe ku dhamaystay magaalada Beer ee Gobolka Togdheer Dugsiga sare wuxuu ku dhamaystay iskuulka shiikh |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 13 January 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inaanu guddoomiye ku xigeenka Golaha Guurtida Md. Sheekh Axmed Nuux, xaq u lahayn tallaabada uu ku bedelay guddigii joogtada ee Golahaas, maadaama oo uu maqanyahay guddoomiyihii. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 13 January 2010 |
|
Hargeysa(Nageeyenews):- Ururka dhalinyarada Somaliland ee SYO, ayaa maanta soo bandhigay warbixin sannadeedkoodii 2009, taasoo ay ku faahfaahiyeen, ciddii dhalinyarada taageertay sannadkaa dhammaaday dhinac kasta oo ay tahay, Xubnaha Xukuumadda ka tirsan ee ugu wax-qabadka fiicnaa iyo waxyaabihii Ururkooda u qabsoomay. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 13 January 2010 |
|
golaha guurtida oo maalmihii u danbeeyay u kala jabay laba garab ayaa gabi ahaanba maata laga horjoogsaday in ay hore u galaan xarunta, ka dib markii ay albaabka hore si siman loo soo dhoobay hormo ciidan ah. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 13 January 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) Magaalada Hargeysa oo ah mid ka mid ah caasimadaha caalamka ayaa sida dhigeeda kale ay ka jiraan meherado iyo goobo ay isugu yimaadaan dadku, waxaana labadii maalmood ee ugu danbeeyay si weyn uga cabanayay qiimaha shaaha abu xaraarihii jiidi jiray |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 13 January 2010 |
|
Hargeysa (Jam)- Kooxda Aqoonyahanka Madaxbannaan ee Somaliland (ISG), ayaa markale talooyin culus u jeediyey dhinacyada ku shaqada leh hawlaha doorashooyinka, gaar ahaan Madaxtooyada, axsaabta qaranka, labada gole Baarlaman iyo Komishanka Doorashooyinka. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Tuesday, 12 January 2010 |
|
London (Nageeyenews) Guddoomiyaha Golaha Guurtida Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa xukuumadda Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ka dalbay in ay soo dhexgasho khilaafka dhex ka aloosan Aqalka Guurtida, isla markaana Ku-simaha Guddoomiyaha ka qabato xadgudubka awoodeed ee uu golaha ku sameeyey. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Tuesday, 12 January 2010 |
|
Mudane Muxumed Aw- Axmed iyoMudane Axmed Muuse Obsiiye oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Guurtida ee taageera xukuumada isla markaana ka tirsan Guddidan cusub ee uu Gudoomiye Ku Xigeenka Guurtidu u magacaabay Guddida joogtada ah ayaa maanta xukuumada Somaliland ugu baaqay inay joojiso dhulka danta guud ee ay iibinayso |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Tuesday, 12 January 2010 |
|
Muqdisho (Nageeyenews) ciidamada dawlada sheekh shariif iyo xoogaga alshabaab ayaa caawa fiidkii dagaal xoogani uu ku dhex maray magaalada Muqdisho. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Tuesday, 12 January 2010 |
|
Laascaanood (Nageeyenews) Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in caawa Bambo gacmeed lagu tuuray saldhig boolis oo kuyaala magaaladasi. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Tuesday, 12 January 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) Fadhigii maanta ee golaha wakiilada ayay mudanayaasha aqalkaasi ku meel mariyeen koox wasiiro oo uu dhawaan madaxweyne rayaale u magacaabay xilal kala duwan. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Tuesday, 12 January 2010 |
magaalada hargeysa ayaa la daalaa dhaacayso wado xumo iyo dooxyo ay dilaaciyeen roobab sanadihii u dambeeyay ka da'yay magaalada hargeysa. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 11 January 2010 |
|
Dalladda ururada dhallinyarada Somaliland ee SONYO ayaa deeq qalab ah gudoonsiisay masuuliyiinta jaamacadda Gabiley, xaflada kala wareegida qalabkan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay xarunta ay jaamacaddu sida ku meel gaadhka u dagantahay ee magaalada. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 11 January 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews)- Masuuliyiinta xisbiga KULMIYE ee gobolka Togdheer, ayaa xaflad soo dhawayn ah u sameeyay masuuliyiinta xisbigaas ee gobolka Awdal oo booqasho ku tegay magaalada Burco. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 11 January 2010 |
|
guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID eng faysal cali waraabe ayaa kulan la qaatay taageerayaasha iyo qaar ka mid ah qurbo jooga ku dhaqan dalka Finland |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 11 January 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews)Golaha guurtida somaliland ayaa maanta maalintii labaad xidhan ka dib markii ay maalintii shalay guddida joogtada ah ee golahaasi albaabada u xidheen isla markaana ay shirguddoonka dibada uga soo saareen xarunta. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 11 January 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) Qar ka mid ah dad weynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa ayaa dareen cadho leh ka muujiyey jaho wareerka maalintii afraad ka jira golaha guurtida, kaas oo gaadhay heer gacan ka hadal ah. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 11 January 2010 |
|
x isbiga cadaalada iyo daryeelka ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku magacaabay xilal cusub. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 10 January 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) isu socodka wadada muhiimka ah ee hor marta beerta xorriyada ayaa maanta saacado hakad gashay ka dib markii uu geed baxarasaaf ah oo wada barbarkeeda laga jaray uu dhulka soo dhigay xadhko ay si wada jir ah u lahaayeen shirkadaha SOLTELCO iyo TELESOM. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 10 January 2010 |
|
Xoghayaha guud ee xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye Md. Keyse Xasan Cige ayaa golaha guurtida ugu baaqay in ay dib ugu soo laabtaan xayndaabka sharciga isla markaana wixii khilaaf ah ee dhexdooda jira ay ku dhameeyaan si nabad ah iyo sulux ah. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 10 January 2010 |
|
Guddiga joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta Xarunta Guurtida ee Magaaladda Hargeysa, isla markaana waxay dibadda uga saareen Ku-simaha Guddoomiyaha, Xoghaynta iyo Xildhibaanadii kale, ka dib markii ay burburtay balan uu hore u qaaday shirguddoonku. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 10 January 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) garabka isbedel doonka xisbiga talada haya ee UDUB ayaa maanta shaaca ka qaaday in aanay marnaba ka bixi doonin xisbigooda isla markaana ay xisbiyada mucaaradka ah kala siman yihiin sidii ay talada dalka uga tuuri lahaayeen madaxweyne Rayaale oo ay ku sheegeen in uu yahay nin aan dalka iyo dadka midnaba aan dan iyo muraad toona ka lahayn. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 09 January 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) Afhayeenka xisbiga KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed ayaa Madaxweyne Rayaale ku eedeeyay masuuliyadda khilaafka ka soo cusboonaaday Golaha Guurtida, Islamarkaana waxaa uu kulla taliyay Xildhibaanadda Golahaasi in ay ka digtoonaadaan khaladaad cusub oo ay waddanka ka galaan. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 09 January 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xisbiga mucaaradka ah ee kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa golaha guurtida ka codsaday in ay dib ugu soo laabtay nidaamkii iyo kala danbayntii hore loo yaqaanay, |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 09 January 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) Taliyaha guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Gen. Maxamed Saqadhi Dubad, ayaa sheegay inay maanta xaafada Xawaadle ee magaalada Hargeysa ku qabteen 6 Gantaal oo nooca 40-ka milimitir ah iyo laba Hoobiye. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 09 January 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) fadhigii maanta ee golaha guurtida somaliland oo uu gadh wadeen ka ahaa , Md. Sh. Axmed Sh. Nuux, ayaa ku bilaabmay jawi aad uga gedisan kii la filayay |
|
Read more...
|
|
| | << Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
| | Results 253 - 294 of 536 |
|
|
|

Radio Nageeye
|
|
Who's Online |
|
We have 7 guests online |
|