Well Come to Nageeye News Network CONTACT US e-mail:-nageeyenews@hotmail.com or call us 0025224419035

Home
Monday, 06 September 2010
 
 
Main Menu
Home
suugaan
Other Menu
Administrator

kooxaha admas iyo hope oo isku barbar dhacay PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 04 January 2010

kooxaha kubada cagta ee jaamacadaha HOPE iyo Admas ayaa galay barbar dhac ciyaar ku tirsanayd koobka jaamacadaha dalka oo ay galabta iskaga horyimaadeen

Read more...
 
"Cismaan hindi la darajo maaha madaxda kulmiye, ee...." Xamarji PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 04 January 2010

Hargeysa(Nageeyenews) - Masuuliyiin ka soo jeeda xisbiga Mucaaradka ah ee kulmiye ayaa jawaabo kulkul ka bixiyey eedaymo iyo dhawaaqyo maalmihii u danbeeyay ka soo baxayay guddoomiyaha olalaha ee xisbiga UDUB.

Read more...
 
9 wasiir oo maanta madaxweyne rayaale iyo ku xigeenkiisa lagu hordhaariyey PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 04 January 2010

Sample ImageHargeysa (Nageeyenews) 9 wasiir oo ka tirsan xukuumada somaliland ayaa maanta lagu dhaariyey xarunta madaxtooyada ee magaalada Hargeysa.

Read more...
 
seexan waagii reer hargeysa oo ay caawa dhaxani kala kaxaysay PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 03 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews)seexan reer Hargeysa ayaa caawa fiid horekala seexday ka dib markii ay soo dhacday dhaxan aad u qaboobi.

Read more...
 
siilaanyo oo addis ababa kula kulmay masuuliyiin sarsare iyo nuxurka waxyaabihii ay ka wada hadleen PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 03 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews)guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee kulmiye . Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dalka Itoobiya kula kulmay Ku Xigeenka Safiirka Ingiriiska ee dalka Itoobiya iyo Wasiirul dawlaha Wasaarada arrimaha dibada Itoobiya.

Read more...
 
mudanayaasha golaha guurtida oo dood adag ka yeeshay siyaasadaha arrimaha gudaha iyo dibada PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 03 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews)golaha guurtida somaliland oo weli ku guda jira kalfadhigii 39-aad ayaa maanta dood adag ka yeeshay siyaasada arrimaha dibada iyo ta arrimaha gudaha.

Read more...
 
Xadhkaha Loo Soohday Somaliland Iyo Safarka Rayaale Ee Sucuudiga PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 03 January 2010

Waxaa warbaahintu hadalhaysay in dhawaan Madaxwaynaha Jamhuuriyaddu socdaal rasmi ah ugu kicitimi doono dalka Sucuudi Arabia, halkaas oo la filayo inuu kullamo heer sare ah kula yeesho hogaamiyeyaal sar sare oo dawladdaas ah waana tallaabo leh muuqaal diblomaasiyadeed oo la odhan karo waa mid kordhinaya wax qabadka hogaamiyaheenna

Read more...
 
qaraxyo xalay ka dhacay magaalada Gaalkacayo PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 03 January 2010

Gaalkacayo (Nageeyenews) Labo bam gacmeed ayaa xalay lagu wareeray xarumo kala duwan oo ku yaala Koonfurta magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Read more...
 
tartankii jaamacadaha somaliland oo galabta si rasmi ah uga furmay Hargeysa stadium PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 03 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews) wasiir ku xigeenka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha, guddoomiyaha xidhiidhka kubada cagta iyo guddoomiyaha xidhiidhka ciyaaraha fudud ayaa maanta si rasmi ah hargeysa Stadium uga furay tartan ciyaareed loo dhigay jaamacadaha dalka.

Read more...
 
yemen oo jawaab kulul ka bixisay dhawaaqii al-shabaab PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 02 January 2010

Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Yemen , Abuubakar Al-Qirbi ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal dhawaan ka soo yeedhay ururka alshabaab.

Read more...
 
Dr. Gaboose Oo Ku Hanjabay Inuu KULMIYE Jiidhi Doono Xisbiga UDUB, Marka Doorasho Loo Dareero PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 02 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews) Guddoomiyihii urur siyaasadeedkii QARAN ee hadda la bahoobay xisbiga KULMIYE, haddana ah guddoomiyaha ololaha doorashada ee xisbiga KULMIYE u qaabilsan gobalada bariga Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa ku hanjabay in xisbigooda KULMIYE uu si fudud uga guulaysan doono xisbiga xukuumida ah ee UDUB, marka loo dareero doorasho xor iyo xalaal ah.

Read more...
 
meher wacan PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 02 January 2010

1. Yahya Mohamoud Ahmed (Guddoomiyaha Ururka dhalinyara ee SONYO)

Read more...
 
meher wacan PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 02 January 2010

guddoomiyaha ururka dhalinyarada reer somaliland ee SONYO iyo xubnaha golalaha sare ee ururku oo kala ah

Read more...
 
alshabaab oo dhuuso mareeb ka furfurtay gacantii Ehli sunna wal jamaaca PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 02 January 2010

Dhuuso-Mareeb (Nageeyenews) wararka imanaya degmada Dhuusa-mareeb ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in xoogaga alshabaab ay la wareegeen gacan ku haynta degmada Dhuuso mareeb oo ay hore gacanta ugu hayeen Ciidamo ka tirsan Ahlu Sunna Waljameeca.

Read more...
 
Totti oo sheegay in uu talyaaniga dib ugu ciyaari doono haddii lagu soo daro xulka PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 02 January 2010

ciyaaryahanka caanka ah eeTotti ayaa maanta shaaca ka qaaday in uu xulka dalkiisa u ciyaari doono koobka aduunka ee sanadkan lagu wado in uu ka dhaco dalka koonfur Afrika, haddii ay maamulka xulka dalkaasi ku soo daraan liiska ciyaaryahanada.

Read more...
 
faysal cali waraabe oo dhambaal hambalyo ah oo ku aadan sanadka cusub u soo diray shacabka PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 01 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews)-guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aadan curashada sanadkan cusub u soo diray shacabka reer somaliland.

Read more...
 
guddoomiyaha golaha wakiilada oo dhambaal hamblayo ah u diray shacabka reer somaliland PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 01 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews)-Guddoomiyaha golaha wakiilada somaliland Mud. C/raxmaan Maxamed C/laahi ayaa shacabka reer somaliland dhambaal hambalyo ah oo u ku aadan curashada sanadka milaadiga.

Read more...
 
guri 5 qol ah oo hargeysa ku shuf beelay iyo shacabka oo qawad xoogan ka muujiyey talaabada dawlada PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 01 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews)-dadka ku dhaqan xaafada Goljano ee magaalada Hargeysa ayaa xukuumada madaxweyne rayaale dusha uga tuuray canaaan ba'an ka dib markii guri daar ah oo ku yaala xaafadaasi uu gabi ahaanba u shuf beelay bilaa dab damis.

Read more...
 
kala fogaanshaha aragtida reer hargeysa ee dayax madoobaadkii xalay PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 01 January 2010

Hargeysa (Nageeyenews)-Dad weynaha ku dhaqan magaalada hargeysa ayaa aragtiyo kala fog ka bixiyey dayax madoobaadkii inta badan gobolada iyo degmooyinka dalka xalay laga dareemay.

Read more...
 
guddoomiyaha xidhiidhka kubada cagta oo sheegay in ay hargeysa ka bilaabi doonaan koob PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 01 January 2010

guddoomiyaha xidhiidhka kubada cagta somaliland C/rashiid caydiid yaasiin ayaa maanta si rasmi ah shaaca uga qaaday in maalinta axada ee todobaadkan ay hargeysa ka bilaabi doonaan tartanka koobka jaamacadaha dalka.

Read more...
 
Tobanka Sababood ay Dumarku Naarta ku Galaan PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 01 January 2010

1) haweenayda oo ninkeeda aan u abaal gudin: Nabigu (scw) wuxuu maalin u yimi dumarka oo salaad ciid ah tukaday markaas ayuu wacdiyey, waxaa wacdigiisa ku jiray in uu yiri waxaad tihiin kuwa u badan galitaanka naarta, markaas ayaa haweenay nabiga waydiisay maxay tahay sababta ugu badan ee aanu ku galaynaa naarta, wuxuu nabigu ku jawaabay sidan:

Read more...
 
faallo. 2009 Muxuu Ugu Dhamaan Doonaa Reer, Somaliland, 2010-se Muxuu Ugu Bilaaban Doonaa? PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Thursday, 31 December 2009

Soomaalidaa tidhaa waagii  beryaaba waayo leh, jimcihii aynu soo dhaafnay ayaa reer Somaliland iyo guud ahaanba caalamka islaanka waxa u bilowday sannadka cusub ee Hijriyada, Jimcaha soo socdana la filayo inuu guud ahaanba dunida u bilowda sannadka cusub ee masiixiyada, iyadoo haatan ay dhammaan dalalka haysta diinta Masiixigu ku jiraan ciidoodii ama fasaxyadoodii.

Read more...
 
Hargeysa : dayaxa oo caawa uu jeex madoobaaday iyo dadka oo argagax dartii masaajiida u yaacay PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Thursday, 31 December 2009

Hargeysa (Nageeyenews)dadka ku dhaqan magaalada hargeysa ayaa caawa abaara 10:00 ka dib markii uu dayaxu dhinac madoobaaday.

Read more...
 
habalyo ku socota guddoomiyaha garabka dhalinyarada ee xisbiga kulmikye PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Thursday, 31 December 2009

 

 

 

 

 

 

 

Anagoo ah aqooyahanka jaamcadaha dalka iyo kuwa dibada ka soo qalin jabiyay isla markaana ka kooban shanta waaxood ee caasimadda hargaysa dhamman ahna Taageerasha xisbiga siyaasiga ah ee kulmiye

Read more...
 
Rayaale VS Siilaanyo: Muuqaalo Aan Ka Fogayn ilmada Yaxaaska PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Thursday, 31 December 2009

 

 

Sida qaalibka ah shakhsiga siyaasiga ahi waxa uu ku dhex jiraa laba xili oo aad u kala fog, mar uu kurs ku fadhiyo iyo mar uu olole ugu jiro. Labadan xili siyaasigu wuxuu leeyahay muuqaalo iyo dhaqano kala duwan. Marka uu kursiga ku fadhiyo waxa uu ku suganyahay xaalad barwaaqo hees ah,

Read more...
 
ciyaaryahanada Mido iyo Zaki oo laga reebay xulka faraaciinta PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Thursday, 31 December 2009

ciyaaryahanada kala ah Mido iyo Amr Zaki ayaa laga reebay magacyada xulka dalka Masar u meteli doona koobka qarada afrika, ka dib markii ay la soo gudboonadeen dhaawacyo halis ah.

Read more...
 
zogahayaha guud ee xisbiga udub oo cadho kula dul kufay wargeyska jamhuuriya PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Thursday, 31 December 2009

Hargeysa (Nageeyenews)Xoghayaha guud ee xisbiga talada haya ee UDUB Jaamac Yaasiin Faarax, ayaa wargeyska madaxa banaan ee Jamhuuriya ku sheegay in ay leeyihiin xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye.

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Results 295 - 336 of 536

Radio Nageeye

 
Who's Online
We have 19 guests online
 
Design by Somaliland Software!
USA Logo Design
Logo design