| |
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 26 December 2009 |
|
Hargeysa(Nageeyenews) -Haweenay magaceeda la yidhaahdo Sahra Maxamuud Cabdi, oo ah muwaadinad u dhalatay dalka Somaliland, ayaa sheegtay inay Col. Ibrahim Cumar (Canjeex), ku cadaynayso eedaymo loo jeediy oo ah inuu ahaa ninkii fuliyay xasuuqii foosha xumaa ee Jasiira oo 16--17 Julay 1989 dhegta dhiigga loogu daray 47 nin oo reer Somaliland ah, kuwaas oo lagu laayay haybtooda oo keliya. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 26 December 2009 |
|
Kooxda chelsea ayaa caawa ku hungoowday isku daygeedii ahaa in ay talaabo hore u sii qaado isla markaana dhibcaha la sii dhaafto kooxda Manchester United oo ku daba tumaysa, ka dib markii ay barbaro la gashay kooxda Birmingham. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 26 December 2009 |
|
Waxa dhamaan loogu bushaaraynayaa bahweynta ku xidhan shabakada wararka ee nageegeynews.com. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 26 December 2009 |
Laascaanood (Nageeyenews):- inta la ogyahay hal qof ayaa ku dhaawacmay Qarax Miino oo abaara 6:10 gilgilay meel Bariga kaga began Magaaladda Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 26 December 2009 |
|
Boorama (Nageeyenews)-Weftigii uu hoggaaminayay Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Kenya Md. Faarax Macalin oo maalmihii u danbeeyay booqasho ku joogay dalka ayaa gaadhay xarunta gobolka awdal ee boorama. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 26 December 2009 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) -Waxa tan iyo maalintii ay soo baxday magacaabida xoghayaha arrimaha gudaha, xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka xisbiga mucaaradka ah ee UCID Maxamed Ibraahim Aadan xafiiska wararka ee shabakada nageeyenews soo gaadhaya dhambaalo loogu tageerayo. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Friday, 25 December 2009 |
|
London (Nageeyenews)- masuuliyiinta sarsare, taageerayaasha iyo dad weyne tiro badan oo badiba ka socday xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa habeenkii xalay ahaa xaflad la isku arkay ku qabsaday magaalada London. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Friday, 25 December 2009 |
|
Waxa aanu Hambalyo iyo boggaadin u diraynaa Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga KULMIYE ee heer Qaran, Md. Cabdi-Najax Siyaad Aw Cabdi ee maanta 24/12/2009 uu Magacaabay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Friday, 25 December 2009 |
|
Hargeysa(Nageeyenews) Murashaxa jagada Madaxweyne ku Xigeenka ee Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Eng. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay in uu la kulmay jaaliyada reer somaliland ee dalka Ethiopia iyo qaar ka mid ah taageerayaasha xisbigaas. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Friday, 25 December 2009 |
|
Hargeysa (Nageeyenews)- Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) ayaa sheegay in Distoorka Somaliland uu nin qudha u xidhan yahay, isla markaana uu hay’adihii kale ee sharciga uu awoodahoodii isku xeeray kaligii, kaas oo uu sheegay inuu sal u yahay khilaafka siyaasadeed ee markasta taagan. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Friday, 25 December 2009 |
|
Hargeysa (Nageeyenews)-"Hadii aad xalay nabad ku seexatay oo aad ka walaacsan tahay xageed aroorta u shaqo tegi iyo maxaad Cuni, nabad kumaad seexan, hadii uu qofku caafimaadka ka war war qabo, dhaqaalena aanu haysan qofkaasi nabad ayuu ku seexday lama odhan karo |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Thursday, 24 December 2009 |
Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa xalay markii ugu horaysay ka dhawaajiyay in horyaalka dalka Ingiriisku uu aad uga gedisan yahay halkii uu marayay wakhtigii uu dalkaas yimid. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Thursday, 24 December 2009 |
|

Stockholm (Nageeyenews) Xoghaya Arrimaha Debedda ee Xisbiga UCID Fatima Ali Madar ayaa kulamo kala duwan la yeelatay masuuliyiin sarsare oo ka tirsan dalka Sweden |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Thursday, 24 December 2009 |
Hargeysa (Nageeyenews)- Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Kenya Md. Faarax Macalin Axmed iyo Guddoomiyeyaasha Guddi Hoosaadyada Nabadgelyada, Dhaqaalaha iyo Horumarinta Baarlamaanka, oo booqasho dhawr maalmood ah dalka ugu sugnaa ayaa maanta fadhi wada jir ah la qaatay golayaasha sharci dejinta somaliland |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 23 December 2009 |
|
Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxa ka jira saddex xisbi qaran kuwaas oo kala ah UDUB, UCID iyo KULMIYE, mid walibana waxa uu u ham iyo dig leeyahay sidii uu xilka madaxtinimada dalka gacanta ugu dhigi lahaa. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 23 December 2009 |
|
Reer Maxamed Shire oo kala Agaasimaha ciyaaraha ee wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Sacad Maxamed Shire, |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 23 December 2009 |
|
Hargeysa (Nageeyenews)-Subaxnimadii hore ee shalay markii salaadii subax laga soo baxay ayaa waxay dadkii salaada ka soo baxay iyo kuwii sii shaqo tagay la kulmeen waraabe uu waagu ka baryay oo dhex qaadaya xaafada ishaboorama ee ka tirsan degmada axmed dhagax ee magaalada Hargeysa. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 23 December 2009 |
|
Hargeysa (Nageeyenews)-Alle ha u naxariistee Wasiiru-dawlihii Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Marxuun Siciid Maxamed Nuur oo xalay ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaala magaalada Hargeysa, ayaa maanta duhurnimadii si heer qaran ah loogu sameeyey caasimadda Hargeysa. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 23 December 2009 |
|
haweenka soomaaliland oo ah haween dhaqan ahaan iyo dabeecad ahaanba dagan oo dulqaad badan, kuna adag diinta islaamka iyo sunaha nabiga (N.N.K.H). |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 23 December 2009 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) Waftigii uu hogaaminayay guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka dalka Kenysa oo shalay booqasho todobaad ah dalka ku yimid ayaa maanta booqday magaalada Berbera. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Tuesday, 22 December 2009 |
|
 Hargeysa (Nageeyenews)- Alle ha u naxariistee waxaa caawa gurigiisa magaalada Hargeysa ku geeriyoodey Wasiir-u-dawlihii Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Marxuum. Siciid Maxamed Nuur. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Tuesday, 22 December 2009 |
|
Hargeysa (Nageeyenews)- Wefti ka ka socda Barlamaanka Dalka Kenya oo uu hogaaminayo guddoomiye kuxigeenka aqalkaasi Md. Faarax Macalin ayaa maanta duhurnimadii ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee Egal International Airport ee Magaalada Hargeysa. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Tuesday, 22 December 2009 |
|
Hargeysa(Nageeyenews):- Fadhigii maanta ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa waxay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen sagaal ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirada ee Xukuumada Madaxweyne Rayaale, kuwaas oo isugu jiray Wasiiro, Wasiir Kuxigeeno, iyo Wasiiru Dawlayaal, Kadib markii dhawaan loo magacaabay xilkaasi. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Tuesday, 22 December 2009 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) Xisbiyada Siyaasada Somaliland ee UDUB, KULMIYE iyo UCID ayaa loolan xoog lehi waxa uu ku dhex maraya waddanka Ingiriiska, kuwaas oo ku hawlan kala jiidashada taageerada mujtamaca reer Somaliland ee ku nool magaalooyinka kala duwan ee wadanka Ingiriiska. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Tuesday, 22 December 2009 |
|
Hargeysa (Nageeyenews)- Wasiirka Arimaha Guddaha ee xukuumada Madaxweyne Rayaale Cabdilaahi Ismaaciil Cali ayaa dhawaan sheegay inay qabteen Aaladaha loo isticmaalo qaraxyada, kuwaas oo laga helay jidka u dhexeeya Magaalooyinka Sheekh iyo Burco. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 21 December 2009 |
|
Ciyaaryahanka caanka ah ee Lionel Messi oo dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Argentina ayaa caawa gacanta ku dhigay bilada ciyaaryahanka dunida ugu wanaagsan ka dib markii uu helay codad gaadhaya 1,073, halka uu kaalinta labaadna ku guulaysatay ciyaaryahan Cristiano Ronaldo oo hantiyay codad gaadhaya 352, halka ay ciyaaryahanada caanka ah ee Marta iyaduna caawa gacanta ku dhigtay biladii 4-aad. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 21 December 2009 |
|

Hargeysa(Nageeyenews)- Komishanka doorashooyinka ayaa maanta faahfaahin dheeri ah ka bixiyey socdaalkoodii u dambeeyay. |
|
Read more...
|
|
| | << Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
| | Results 337 - 378 of 536 |
|
|
|

Radio Nageeye
|
|
Who's Online |
|
We have 18 guests online |
|