Well Come to Nageeye News Network CONTACT US e-mail:-nageeyenews@hotmail.com or call us 0025224419035

Home
Monday, 06 September 2010
 
 
Main Menu
Home
suugaan
Other Menu
Administrator

ciidanka bada ee dalka Denmark oo ooda ka qaaday 13 nin oo budhcad badeed ah PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 18 December 2009

 SoomaaliHargeisa(Nageeyenews/ BBC) Dec. 18, 2009 - Koox Budhcad badeed Soomaali ah Oo ay haysteen Ciidanka badda Ee dalka Denmark ayaa loo celiyay xoriyadoodii kadib markii la waayay dal qudha oo u diyaar ah in nimankaas dacwad lagu qaado.

Read more...
 
Hargeysa Oo Ka arradan Mid Ka Mid Ah Adeegyada Ugu Mihiimsan Ee Caasimad Looga Baahan Yahay PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 18 December 2009

Hargeysa (Nageeyenews)-Magaalada Hargeysa oo 18-kii sanadood ee ugu dambeeyey ahayd xarunta, caasimada jamhuuriyada Somaliland, 30-kii sanadood ee ka horeeyeyna ahayd magaalo madaxda labaad ee jamhuuriyadii burburtay ee Somalia ayaa ka aradan adeegyada mihiimka ah ee laga fili karo inay leedahay oo ay la wadaagto caasimadaha dhigeeda, sida Tagaaasida la kireeyo, baabuurta dab-demiska, xarumaha iyo gaadiidka gurmadka deg dega ah ee caafimaadka IWM.

Read more...
 
caawa iyo barnaamijka ciyaaraha PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 18 December 2009

Ciyaaryahanadan xulka dalka Ghana ku meteli doona koobka qaramada Afrika ayaa lagu wadaa in ay ka maqnaadaan ciyaaryahan Stephen Appiah oo ah kabtanka xulka dalkaas iyo waliba ciyaaryahan Muntari oo labadooduba dhaawacyo kala duwan qaba.

Read more...
 
Dhakhaatiirta Xoolaha ee Maxjarka Berbera oo soo Bandhigay Fadeexadaha Musuq ee Wasiirka Xannaanada PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 18 December 2009

 Hargeysa (Nageeyenews)- Dhakhaatiirta ka hawlgala maxjarka caafimaadka xoolaha nool ee magaalada Berbera, ayaa markii ugu horreysay si cad u soo bandhigay fadeexadaha musuqmaasuq iyo lunsiga hantida oo uu dhex dabbaalanayo Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Dr. Idiris Ibraahim Cabdi.

Read more...
 
saddex ubad oo hooyooyinkii dhalay ay tuureen oo laga helay meelo kala duwan oo hargeysa ah PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 18 December 2009
 Hargeysa (Nageeyenews)- Meydka laba mataamood oo jiray saddex maalmood ayaa xalay la keenay custibaalka guud ee magaalada Hargeysa, kuwaas oo la sheegay in laga helay agagaarka  Beerta Xorriyadda.
Read more...
 
mid ka mid ah xubnaha ugu caansan guddida fulinta ee udub oo ka dayriyay hogaanka sare ee xisbigaas PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 18 December 2009

Hargeysa December 18, 2009 (Saxannews)- Guddoomiyaha guddida nabadgalyada iyo difaaca xisbiga talada haya ee UDUB C/laahi Carey ayaa ku dhawaaqay baaq uu xubnaha golihii dhexe iyo aasaasayaashii xisbiga UDUB in ay isugu yimaadaan shir weyne ay dib ugaga tashan doonaan aayaha xisbiga.

Read more...
 
Urursiyaasadeed cusub oo lagaga dhawaaqay laascaanood PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Thursday, 17 December 2009

Laascaanood (Nageeyenews)--Urur siyaasadeed cusub oo la baxay U HUBSO ayaa malintii doraad  laga dhawaaqay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool,kaas oo la sheegay inuu ka shaqayn doono midaynta dadka deegaanka iyo horumarinta Gobolka Sool oo keliya.

Read more...
 
Wasiirka caafimaadka oo ganafka ku dhuftay war uu qoray wargeyska waaheen PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Wednesday, 16 December 2009

Hargeysa (Nageeyenews)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland Mudane, Cabdi Haybe Maxamed, ayaa maanta   beeniyay warar sheegayay in dalka la keenay dawo dumarka uurka leh ka soo ridaysa ilmaha.

Read more...
 
Reer hargeysa oo in dhawaale hurdo fiican ka gam’ay qaskii iyo tuugadii PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Wednesday, 16 December 2009

Hargeysa (Nageeyenews)- Waxa habeenadii u dambeeyay si isa soo taraysa loo amaanayay amaanka guud ee magaalada Hargeysa ka dib markii ay soo baxeen kooxo dhalinyaro ah, kuwaas oo gacanta si weyn ugu qabtay amaanka xaafadaha.

Read more...
 
Isha Boorama Xaafad go'doon kaga jirta caasimada inteeda kale PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Wednesday, 16 December 2009

 Hargeysa (Nageeyenews)-Magaalada Hargeysa oo ka mid ah caasimada bariga afrika, isla markaana magaalo madax u ah dawlada Somaliland oo aan dunida aqoonsi ka helin ayaa sanadihii  u dambeeyay si xawli ah u sii fidaysay.

Read more...
 
Maanso. Galiilyo GALIILYO’. Maanso Siyaasada Somaliland Saameyn Ku Leh. PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Wednesday, 16 December 2009

Hargeysa(Nageeyenews)- Galiilyo waa Maanso cusub oo soo baxday 11/12/09, waxana curiyey Abwaan Cabdillaahi Ibraahim X. Xasan.

Read more...
 
taliyaha ciidanka qaranka iyo laba wasiir oo isugu habar wacday u jawaabista siilaanyo PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 15 December 2009

Hargeysa (Nageeyenews) - Taliyaha ciidamada qaranka S.land iyo wasiirada arrimaha dibada iyo gaashaan dhiga ayaa galabta isugu habar wacday jawaabtii ay ka bixin lahaayeen hadal uu dhawaan guddoomiyaha xisbiga Kulmiye ka sheegay qaar ka mid ah warbaahinta.

Read more...
 
Marwo adna oo dayro ka muujisay xaalada ardayda reer Somaliland ee south afrika PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 15 December 2009

Hargeysa(Nageeyenews):Wasiirkii hore arrimaha Dibada Somaliland Marwo Edna Aadan Ismaaciil ayaa markii ugu horeysay Shaacisay inay qaar ka mid ah ardayda  reer Somaliland ee wax-kabarta wadanka South Africa ay dhibaato haysato dhinaca Basaboorka.

Read more...
 
xubnaha komishanka doorashooyinka oo galabta u caraabay Nairobi iyo dareemada ku xeeran PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 15 December 2009
Hargeysa (Nageeyenews)komishanka Doorashooyinka Qaranka SL ayaa galabta u caraabay dhinaca magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
Read more...
 
Gen. cabdi qaybdiid oo lagu fadhiisiyay kursigii Maxamed c/laahi oomaar PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 15 December 2009

  Muqdisho (Nageeyenews) - Madaxweynaha dawlada taagta daran ee Somalia Sh. Shariif ayaa todobaadyo gudahood taliyihii hore ee ciidamada booliska dawladiisa Gen. Cabdi Xasan Cawaale (Qaydiid)  ugu magacabaay wasiirka macdanta biyaha.

Read more...
 
axmed siilaanyo oo markii ugu horaysay caawa ka hadlay dilka taliyihii qaybta 12-aad PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 14 December 2009

Hargeysa (Nageeyenews)Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE  Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo oo shalay u waramayey qaar ka tirsan warbaahinta  ayaa ku eedeeyey xukuumadda Madaxweyne Rayaale inay marin habaabinayso baadhitaanka cidii ka danbaysay  dilkii loo geystay taliyahii qaybta 12-aad ee Ciidanka Qaranka.

Read more...
 
war murtiyeed ka soo baxay ururkii Ilays ee hore ula midoobay xisbiga udub PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 14 December 2009
Hargeysa (Nageeyenews)- Qaar ka mid ahaa Urur siyaasadeedkii hore loo odhan jiray Ilays ee ku biiray Xisbiga talada haya ee UDUB ayaa soo saaray baaq ay u jeedinayaan xubnaha Guddida fulinta kaga jirta Xisbiga UDUB iyo taageerayaashii ururkaas.
Read more...
 
Dood xasaasi ah oo maanta golaha guurtida ku dhex martay xaruntooda PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 14 December 2009
Hargeysa (Nageeyenews)- Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliand, ayaa maanta  dood adag ka yeeshay ajanadihii kalfadhiga 39aad ee Golaha Guurtida oo ka kooban shan qodob.
Read more...
 
xisbiga ucid oo caawa banaanka soo dhigay iibka jasiiradaha sacaadadiin iyo ceebaad PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 14 December 2009
Hargeysa (Nageeyenews)- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa caawa dibada soo dhigay in shaaca ka qaaday in Xukuumadda Somaliland Ganacsato gacan saar laleh dawlada Jabuuti ka iibisay labada jasiiradood ee Sacaadadiin iyo Ceebaad ee xeebta galbeedka dalka.
Read more...
 
komishanka doorashooyinka oo si madmadaw leh uga waramay socdaalkooda, safar kelana u xidhxidhay PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 13 December 2009

  Hargeysa (Nageeyenews)-komishanka doorashooyinka ayaa galabta dalka dib ugu soo laaabtay ka dib markii ay soo dhamaysteen socdaal ay ugu kitimeen dalka Ethiopia.

Read more...
 
"Dadka ku biira udub waxa aan u aqaanaa waji ku macaashyo" guddoomiyaha UCID ee gobolka hargeysa PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 13 December 2009

 Hargeysa (Nageeyenews)-Guddomiyaha gobolka Hargeysa ee xisbiga UCID Saalax Muxumed Idiris ayaa dadka sida habqanka ah uga soo baxaya xisbiga Talada haya ku sheegay in ay yihiin dad ogaaday xaqaa’iqa ka jira,itaalka xukuumada.

Read more...
 
guddoomiyaha golaha wakiilada iyo ku xigeenkiisa 1-aad oo galabta dalka dib ugu soo laabtay PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 13 December 2009

Hargeysa (Nageeyenews) Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo ku xigeenkiisa 1-aad ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay.

Read more...
 
kalfadhigii 39-aad ee golaha guurtida oo maanta furmay PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 13 December 2009

Hargeysa (Nageeyenews)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uu ugu furmay Kalfadhigii 39-aad, xaruntooda  uga furmay xaruntooda magaalada Hargeysa.

Read more...
 
“UDHIS ma Aqbali doonto Doorasho aan loo dhamayn, waxaanu ka yeelaynaana meelbuu noo..."dhagaweyne PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 13 December 2009

news: dhegaweyne-1.jpg

Hargeysa (Nageeyenews)- hoggaamiyaha urur siyaasadeedka UDHIS Muj. Ibraahin Cabdilaahi Xuseen (Dhagaweyne) ayaa shaaca ka qaaday inay qaadici doonaan haddii ay dalka ka dhici waydo doorasho loo dhanyahay kana digay in doorashada goolayaasha deegaanka laga soo horaysiiyo doorashada madaxtooyada.

 

Read more...
 
Madaxweyne Rayaale oo maanta wasiir cusub u magacaabay wasaarada Macdanta iyo biyaha PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 13 December 2009

 

 

 

 

 

Hargeysa (Nageeyenews)- Madaxaweynaha jamhuuriyada Somaliland Mud. Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta wasiir cusub u magacaabay wasaarada Macdanta iyo biyaha.

Read more...
 
badhasaabka gobolka maroodi jeex oo si weyn u difaacay jiritaanka gudida nabadgalyada PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 13 December 2009

Nageeyenews (Hargeysa)- Guddoomiyaha Gobolka Hargeysa Maxamed Cabdi Daa’uud, ayaa  difaacay jiritaanka Guddida Nabadgelyadda oo uu xilligii uu mucaaradka ahaa uu ku tilmaami jiray kuwo sharci darro ah oo baalmarsan shuruucda dalka u taala.

Read more...
 
You cannot make progress unless you stick your neck out but with due caution”. Dr. Edna Adan, PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 12 December 2009

“Edna Adan Maternity Hospital is the best hospital in Africa”.Mr. Martin Nsibirwa, University of Pretoria’s LLM Programme Manager introduced Dr. Edna profile to the audience.

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Results 379 - 420 of 536

Radio Nageeye

 
Who's Online
We have 9 guests online
 
Design by Somaliland Software!
USA Logo Design
Logo design