Well Come to Nageeye News Network CONTACT US e-mail:-nageeyenews@hotmail.com or call us 0025224419035

Home
Monday, 06 September 2010
 
 
Main Menu
Home
suugaan
Other Menu
Administrator

Nin Xijaab xidhan oo Fal isku-day Dil ah ka geystay Magaalada Hargeysa PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 16 March 2010

Hargeysa (Nageeyenews)- "Aniga oo Xalay 9: 00 Fiidnimo ku sii socda Gurigayaga

ayaa waxa iga soo hor baxay qof jalbiib (Xijaab) iyo Niqaab

(Indho-shareer) Xidhan, Anigu Gabadh ayaan moodayay laakiin waxa uu ahaa

 nin dumar iska soo dhigay, inyar markaanu isu soo jirnay ee aanu simanahay

ayuu garabkiisa igu dhuftay markaan ku jeestayna waxa uu damcay in uu

dhuunta toorey igaga dhufto, laakiin…."

Last Updated ( Wednesday, 17 March 2010 )
Read more...
 
WASIIR ISKUDAYEY IN UU WARGEYSKA GEESKA AFRICA CAMAABREEYO OO LUGU OORIYEY PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 16 March 2010

Sample ImageHargeysa(Nageeyenews) -Wasiirka wasaaradda dhalinyada

iyo ciyaaraha Somaliland Md. Maxamuud Siciid Maxamed ayaa weji-gabax kala kullmay

 isku day uu doonayay inuu qiil  ugu raadiyo fadeexad kalla soo deristay dayaca

Garoomadda Dalka iyo hawlaha ciyaaraha.

Last Updated ( Wednesday, 17 March 2010 )
Read more...
 
BARMAAMUJKA MADADAALADA PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 16 March 2010

Laughingfadlan mar uun ila qosol akhristeTongue out

Last Updated ( Tuesday, 16 March 2010 )
Read more...
 
KUMUU AHAA IMAAM AXMED GUREY?? PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 16 March 2010
Sample ImageHargeysa(nageeyenews.com) Barmaamujkeena
waxkabaro Taariikhda somalida waxaan todobaadkan kusoo qadanaynaa
Ahmed Ibraahim Gurey
Hadaba kumuu ahaa axmed gurey?
Last Updated ( Wednesday, 17 March 2010 )
Read more...
 
Shirkii Golaha Wasiirada Israel PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 16 March 2010
Sample ImageHarageysa(nageeyenews.com)
SHIRKII GOLAHA WASIIRADA ISRAEL EE TODOBAADKAN OO LASOO HORDHIGAY AQOONSIGA
SOMALILAND IYO XUKUMADA OO AAN MAQIF KASOO SAARIN ARINTAAS...........

 

Last Updated ( Wednesday, 17 March 2010 )
Read more...
 
War ka soo baxay Xafiiska Raisul PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 16 March 2010
Hargaysa(nageeyenews)War ka soo baxay Xafiiska Raisul wasaraha Somalia oo looga hadlay eedeeynta ka
soo yeertay QM ee ka dhanka ah WFP iyo Qandarasleyda la shaqeysa ee Somalida
Last Updated ( Wednesday, 17 March 2010 )
Read more...
 
MAXAA KALA HAYSTA INTERMILAN IYO CHELSEA PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 16 March 2010
Last Updated ( Tuesday, 16 March 2010 )
Read more...
 
Xukuumaddu maxay ka tidhi Warbixin ay soo saareen Guddida Cadaaladda Golaha Wakiiladu? PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 15 March 2010
Warbixin sagaal bog ka kooban oo guddiga Caddaalada,
Garsoor iyo Xuquuqal-insaanka goluhu doraad u gudbiyeen golaha Wakiilada,
waxay ku sheegeen inay duruufo adag ku nool yihiin inka
badan 1300 oo maxbuus oo ku jira xabsiyada Berbera, Mandheera iyo Gabiley, kuwaasoo
intooda badani u xidhan yihiin guddiga nabadgelyada Somaliland…..
Last Updated ( Wednesday, 17 March 2010 )
Read more...
 
Shirkadda Ingiriiska ah ee Kala Shaandhaynaysa PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 15 March 2010
Hargaysa(nageeyenews)Xogta Diiwaangelinta oo Khubarro Dheeraad ah u soo Dirtay Khubaro kale
Last Updated ( Wednesday, 17 March 2010 )
Read more...
 
MAANTA IYO SUUGAANTA PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 15 March 2010
Cabdi iidaan

Hargaysa(nageeyenews) Gabaygan waxa
abwaanku tirshey habeenkii Calan-saarka.
Ayadoo abwaanno badani oo Timacadde ka mid yahay ay
habeenka goobjoog ahaayeen, gabaygan wuxu Cabdi ku qaatay
kaalinta kowaad.
Last Updated ( Wednesday, 17 March 2010 )
Read more...
 
Heshiiska Addis Abeba PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 15 March 2010
Sample Image

Sample Image

HARGEYSA(NAGEEYENEWS.COM)Dawlada kmg ah ee Somalia, iyo kooxda Ahlu Sunnah Wal Jamaacah,

oo iyadu ka talisa , degaano ka mid ah Gobolada Dhexe ee Somalia,

ayaa lagu wadaa in ay maanta heshiis isku biirid ah, ay ku kala saxiixdaan.

 

 

 

Last Updated ( Wednesday, 17 March 2010 )
Read more...
 
Shirkadaha Telesom Iyo Dahabshiil Oo Yeeshay 70% Macaashka ka Soo baxa Ganacsiga Somaliland Iyo Jimc PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 15 March 2010
Shirkadaha Telesom Iyo Dahabshiil Oo Yeeshay 70% Macaashka ka Soo baxa Ganacsiga Somaliland Iyo Jimcaale Oo Sanad Kasta Malaayiin Dollar Looga Diro Hargeysa
Read more...
 
WAXYEELADA QAADKU KU HAYO BULSHADEENA DAAWO SAWIRADA PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 14 March 2010

 Sample Image

Hargaysa(Nageeyenews) Darasado dhawr ah kabacadi markii ay sameeyeen rag ah aqoonyahanada dalkeena ayaa waxa ay Ogaadeen kana soo sareen Mawduuc ah in aanu qaadku wax faa'ido ah u lahayn shacabka.

 

Last Updated ( Sunday, 14 March 2010 )
Read more...
 
Ciidamo farabadan oo ka tirsan xisbul islam oo manta tababar ugu soo gabagaboobey gobolka Bay PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 14 March 2010

Sample Image

 

 

 

Last Updated ( Sunday, 14 March 2010 )
Read more...
 
IDAACADA RADIO MUQDISHO OO HAWADA KA MAQNAYD MUDDO SADEX CISHO AH PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 14 March 2010
Sample Image
Last Updated ( Sunday, 14 March 2010 )
Read more...
 
Gudiga jaalliyadda beesha Saruur ee UK oo kulan la qaatay m/weyne Shariif PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 13 March 2010
Sample Image
Last Updated ( Saturday, 13 March 2010 )
Read more...
 
‘Hadii dalka cid laga eryaayo waa kii Shalay Cali Samatar la joogay oo Inta la Saamaxay maanta Madax PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 13 March 2010
Sample Image
Last Updated ( Saturday, 13 March 2010 )
Read more...
 
DHAN XIIR IYO SIYAASADA BEELAYSAN PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 13 March 2010
MAANSHA ALLAHSample ImageWAGER
Read more...
 
Shiikh Aadan Madoobe oo sheegay in todobadyada soo Aadan ay fadhiyada baarlamanka ka furmi doonaan E PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 13 March 2010
Sample Image
Last Updated ( Saturday, 13 March 2010 )
Read more...
 
WAFTI BALAADHAN OO KATIRSAN XIBIGA KULMIYE IYO ISKUSOO BAX UU KA DHIGA MAGAALADA BURCO EEG SAWIRADA PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 13 March 2010

WAFTI BALAADHAN OO KATIRSAN XISBIGA KULMIYE OO ISKUSOO BAXA IYO DHOOLATUS KASAMEEYEY MAGAALO MADAXADA GOBOLKA TOGDHEER EE BURCO.

Sample Image

Last Updated ( Saturday, 13 March 2010 )
Read more...
 
DUFCADII U HORAYSEY EE HEER JAAMACADEED KA QALIN JABISA JAAMACADA BURCO PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 12 March 2010

Nageeyenews (Burco 12/03/2010) Munaasibad siwayn losoo agaasimay oo logu talo galay qalinjabinta 93 arday oo darajada heer jamacadeed kudhamaystay afar kuliyadood oo kamida jamacada burco ayaa manta lagu qabtay xarunta jamacada

Sample Image

Last Updated ( Friday, 12 March 2010 )
Read more...
 
Madaxda Ahlu Sunna oo Addis u Baxay PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 12 March 2010

Mas’uuliyiinta Ahlu Sunna ayaa ka dhoofay Dhuuso Mareeb iyaga oo u sii jeeda Addis Ababa.

Sample Image

Last Updated ( Friday, 12 March 2010 )
Read more...
 
XOOGAGA MUCAARADKA AH EE AL SHABAAB OO SHEEGAY IN AY DAGAALKA SII WADAYAAN PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 12 March 2010

 

Sample Image

Last Updated ( Friday, 12 March 2010 )
Read more...
 
MARAYKANKA OO U DIYAAR GAROOBAYA LA DAGAALANKA ALSHABAAB PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 12 March 2010
Sample Image
Last Updated ( Friday, 12 March 2010 )
Read more...
 
MUUQAALO IYO ASTAAMO MUUJINAAYA KALA RONAANTA DAGAALKII MUQDISHO KASOCODAY LABA CISHO PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 12 March 2010

 

Sample Image

 

 

 

Last Updated ( Friday, 12 March 2010 )
Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Results 43 - 84 of 536

Radio Nageeye

 
Who's Online
We have 4 guests online
 
Design by Somaliland Software!
USA Logo Design
Logo design