Well Come to Nageeye News Network CONTACT US e-mail:-nageeyenews@hotmail.com or call us 0025224419035

Home
Monday, 06 September 2010
 
 
Main Menu
Home
suugaan
Other Menu
Administrator

messi oo ku guulaystay bilada Ballon d'Or PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 01 December 2009

    

Waxa maanta la soo saaray ciyaaryahankii ku guulaystay abaalmarinta la siiyo ciyaaryahanka ugu wanaagsan qaarada yurub Ballon d'Or..

Read more...
 
suxufiyiin qawaday war laga baahiyay socdaal ay ku tagayeen dalka Kenya PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 01 December 2009

  

  

  

  

  

  

  

  

 Hargaysa (Nageeyenews)- Lixdii suxufi ee dhawaanta ka baaqday inay ka qayb-galaan shirkii 27-kii bishii November ka furmayay magaalada Nairobi ee ku saabsanaa horumarinta saxaafada ka hawl-gasha deegaanada afka Soomaaliga lagaga hadlo, ayaa jawaab kulul ka bixiyey warar ku-tiri ku-teen ah oo lagu baahiyey warbaahinta dawlada iyo kuwo kale.

Read more...
 
Somaliland oo si weyn Looga Xusay Maalinta AIDS-ka Adduunka PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 01 December 2009

Hargeysa(Nageeyenews) Dec. 01, 2009 - Xaflado balbalaadhan oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee AIDS-ka Adduunka ee 1-da December, ayaa maanta lagu qabtay Fagaaraha beerta Xoriyada ee Magaalada Hargeysa. Waxaana xafladaasi ka soo qeyb galay Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka, Wakiilo ka socday Haayadaha qaramada midoobay iyo qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan Caasimada Hargeysa.

Read more...
 
6 Warqadood Oo Ay Ku Qoran Yihiin Dhambaalo Jacayl Ah Oo la iibinayo PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 01 December 2009

6 warqadood oo ah dhambaalo jacayl ah oo ay  ku qoran yihiin erayo uu amiirka iska leh dhaxalka Boqortooyada Ingiriiska Amiir Charles.

Read more...
 
sirta 10-ka ah ee ay raggu ka qariyaan dumarka ay jecel yihiin PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 01 December 2009

 

 In kastoo dadka dunida ku nooli ay ku kala duwan yihiin dhaqanka iyo caadooyinka, hadana waxa jira hab dhaqan ay ka siman yihiin inta badan dadka dunida ku nooli, marka laga hadlayo sirta jacaylka.

Read more...
 
lamaane is qaba oo aan muddo 17 sano ah maydhanin PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 01 December 2009

 lamaane  u dhashay dalka Ukrine ayaa si weyn u soo jiitay indhaca dadka ku nool dalkaasi ka dib markii telefiishka dalkaasi laga baahiyay lamaane aan maydhan muddo 17-sanadood ah isla markaana aan iska jarin timaha ku yaala jidhkooda.

Read more...
 
magacyada ciyaaryahanadii todobaadka ugu wanaagsanaa spain oo la soo saaray PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 01 December 2009

Shabakada ciyaaraha ee Goal ayaa caawa soo saartay magacyada ciyaaryahanadii todobaadkan ugu wanaagsanaa horyaalka dalka Spain oo hadda maraya meel aad u xasaasisan.

Read more...
 
udub oo markii ugu horasay jawaab ka bixisay hadalkii C. Hindi iyo kulan ka dhacay komishanka PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 01 December 2009

Hargeysa (Nageeyenews)-Komishanka doorashooyinka, Saddexda xisbi iyo xubno ka socoto shirkada ERIS ee ka hawl galaysa dib u sixida natiijada diiwaangelinta ee ku kaydsan servarka ayaa shalay gelinkii hore kulan saacado qaatay ku yeeshay xarunta komishanka doorashooyinka.

Read more...
 
DALJIRE: Shahaadad Shiqib PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Tuesday, 01 December 2009

Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ee duunkoodu la yaabo derejo uu doono ha yeeshee, kay daafacayaanna  inta daaqsinta geela looga soo durki maayo.

Read more...
 
XARUNTII IDAACADA MADAXA BANAAN EE HORYAAL OO MAANTA SHUF BEELAY PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 30 November 2009
Hargeysa (Nageeyenews)- Xafiiskii Idaacadda Madaxa bannaan ee Horyaal ee Magaalada Hargeysa, ayaa gubtay ka dib markii sida la sheegay uu qabsaday Dab ka dhashay Korontada Xafiisku.
Read more...
 
Xisbiga udub oo xaflad u qabtay kooxo sheegay in ay ka soo goosteen xisbiga Kulmiye PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 30 November 2009
 
Hargeysa November 30 2009 (Nageeyenews)- xisbiga UDUB ayaa maanta Xaflad balaadhan oo ay ku qabteen xaruntooda magalaada Hargeysa ku qaabilay taageereyaal tiro badan oo ka soo baxay xisbiga KULMIYE kuwaasi oo isugu jiray dhalinyaro iyo Haween ka kala socday degmooyinka Koodbuur, Gacan-libaax iyo 26-ka June ee Magaalada Hargeysa.
Read more...
 
Madaxweyne Rayaale Oo Xuska Maalinta AIDS-Ka Warsaxaafadeed Ku Soo Beegay PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Monday, 30 November 2009

Hargeysa November 30 2009 (Nageeyenews)-Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Md:Daahir rayaale kaahin ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed ku aadan xuska maalinta AIDS-ka oo ku beegan maalinta beri ah.

Read more...
 
liiska 10 ciyaaryahan oo u sharaxan bilada Ballon d'or oo la soo saaray PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 29 November 2009
waxa caawa la soo saaray liiska 10 ciyaaryahan oo sanadkan u sharaxan abaal marinta Ballon d'or oo ay sanad walba hadaaya bixiso majalada France Football magazine.
Read more...
 
booliska dalka sacuudiga oo gacanta ku dhigay xaaji sita dollar faalso ah PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 29 November 2009
Makka November 29 2009(Nageeyenews)- Ciidamada Booliska Sucuudiga ayaa gacanta ku dhigay Xaaji u dhashay wadanka Nigeria oo sita lacag Dollar Faalso ah.
Read more...
 
Somaliland oo xidhay Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamanka Shariif PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 29 November 2009

Somaliland oo xidhay Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamanka Shariif

 

 

Hargeysa(Nageeyenews) -Xukuumada Somaliland ayaa habeen hore qabatay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Sheekh Shariif, oo ay hore uga masaafurisay magaalada Hargeysa, ka dib markii uu ku adkaystay inaanu ka tanaasulayn xubinimadiisa xilkaas.

Read more...
 
Komishanka doorashooyinka oo maanta faahfaahin ka bixiyay socdaalkooda iyo arrimo kale PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Sunday, 29 November 2009

Hargeysa November 29, 2009 (Nageeyenews)- Afhayeenka Komishanka cusub ee Somaliland Maxamed Axmed Xirsi oo hoggaaminayey wefti ka kooban xubnaha Komishanka, xisbiyadda qaranka iyo xubno kale oo shaqaale hoosaada, kuwaasoo Muddo todobaad ah aqoon korodhsi ugu maqnaaa dalka Itoobiya ayaa maanta markii u horaysay faahfaahin ka bixiyey socdaalkoodaas.

Read more...
 
gabadh yar oo u dhimatay dab caawa fiidkii qabsaday gurigoodii oo ku yaala xaafada State house-ka PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 28 November 2009
Hargeysa (Nageeyenews)-Hadiyaha maxamed oo 3 jir ah ayaa ku dhimatay dab caweyskinkii hore  qabsaday xaafadaha isku raranta ah ee State House oo ay degan yihiin dadka dan yarta ahi.
Read more...
 
“Haddii Ay Doorashadu Sii Raagto, Waxaan Ka Cabsi Qabaa In la iibiyo State House-Ka” maxamed xaashi PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 28 November 2009
  
Hargeysa (Nageeyenews)-Guddoomiye ku xigeenka kowaad Urursiyaasadeedka Qaran ee dhawaan isbahaysiga la noqday Kulmiye Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Xukuumadda Madaxweyne Rayaale ku eedeeyay in ay hantidii umadda boobayso.
Read more...
 
Kaka Oo Barcelona Ugu Faanay C. Ronaldo PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 28 November 2009
 
Ciyaaryahanka caanka ah ee Kaka oo sanadkan ka mid ah xiddigaha ugu cadcad dalka Spain ayaa sheegay in ay si weyn ugu diyaar garoobeen kulanka ay habeen dambe la leeyihiin kooxda Barcelona.
Read more...
 
xisbiga kulmiye oo si diiran u soo dhaweeyay XIL.. yuusuf kirix oo sheegay in uu ku biiray PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Saturday, 28 November 2009
Hargeysa(Nageeyenews) Nov. 28, 2009 - Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa maanta si  kal iyo laab ah u soo dhaweeyay xildhibaan Xildhibaan Yuusuf Kirix Cawad oo ka tirsanaa xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Hargeysa uga soo baxay xisbiga UDUB.
Read more...
 
11 nin oo 5 bilood bilaa maxakamad ugu xidhan saldhiga Iftin ee degmada axmed dhagax PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 27 November 2009
Hargeysa November 27, 2009 (Nageeyenews)-11-nin oo u shaqaynaayey shirkad xoolaha dhoofisa ayaa muddo shan bilood ah ku xidhan Saldhiga degmada Axmed dhagax, iyadoo aan wax Maxkamad ah la hor geyn ilaa imika, isla markaana aanay garanayn ujeedada ay u xidhan yihiin iyo cida haysata midnaba, kuwaas oo laga soo qabtay Gobolka Hawd magaalo madaxdiisa Baligubadle, ka dibna loo soo dhaadhiciyay magaalada hargeysa.
Read more...
 
Deeq bixiyayaasha Oo cadeeyay shirkad ay siiyeen qandaraaska Server-ka PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 27 November 2009
Hargeysa November 27 2009 (Nageeyenews)- Deeq bixiyayaasha taageera doorashooyinka Somaliland ayaa si rasmi ah u cadeeyay kambani Ingiriis ah oo ay qandaraas ku siiyeen kala shaandhaynta iyo sixitaanka liiska diiwaangelinta cod bixiyayaasha Somaliland ee ku jira Koombiyuutarka Seerfarka ah.
Read more...
 
madaxweyne rayaale oo markii ugu horaysay ku faanay xayiraad ka qaadista dhoofka xoolaha PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 27 November 2009
Hargeysa November 27 2009 (Nageeyenewa)Madaxweynaha Jamhuuuriyada Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka dib markii uu salaada ciidal odxaha kala qayb galay shacabka reer Somaliland hadal kooban oo uu saxaafada ugu talo galay ugu baaqay guud ahaanba umada reer somalilland in ay ilaashaadaan caafimaadka xoolaha oo uu buu yidhi ay xayiraad ka qaadistooda xukuumadiisu dedaal xoogan ugashay.
Read more...
 
Hargeysa oo si weyn looga xusay ciidal odxa iyo khudbadaha masuuliyiinta PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 27 November 2009
 
Hargeysa (nageeyenews) Nov,27. 2009 - Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta kumaanaan qof oo ka mid ah dadweynaha ku dhaqan caasimada kala qeyb galay Salaadii Ciidul Adxa.masjidul Jaamaca weyn ee Hargeysa.
Read more...
 
guddoomiyaha gobolka ee xisbiga ucid oo dhambaal tahniyad ah u diray taageerayaasha xisbigaas PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Friday, 27 November 2009
  
Guddoomiyaha gobolka Hargeysa ee xisbiga UCID Saalax Muxumed Idiris (Shiine), isaga oo ku hadlaya magaciisa, kan xisbiga iyo guud ahaanba taageerayaasha kala duwan ee xisbigaas waxa uu dhambaal tahniyad ah oo ku aadan ciidal Odxa u dirayaa.
Read more...
 
Munaasibada Ciidal Odxa oo beri si weyn looga xusayo caalamka PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Thursday, 26 November 2009
 
Hargeysa November 26, 2009 (Nageeyenews)- In ku dhaw saddex malyuun oo qof ayaa maanta istaagay buurta jabal carafa oo rugniga ugu wayn waajibaadka Xajka, waxaana manta guud ahaan looga dabaal degayaa caalamka Islaamka munaasibada ciidul adxa oo ka mid ah laba ciidood ee ay leeyihiin ummada Muslimiinta ahi. Munaasibada ciidul axda ayey ummada Islaamku si wayn u soo dhaweeyaan, iyagoo maalintaa farxad iyo duco ku qaabila Ciidul Axda, iyadoo dadka inta awoodi karaysaa maalintaas ay qashaan Xoolo.
Read more...
 
kooxaha Barcelona iyo real madrid oo isu hanjabaya PDF Print E-mail
Written by N.News editor   
Thursday, 26 November 2009

 Kulan aad u xiiso badan isla markaana dadka kubada jeceli ay si weyn u wada sugayaan habeenimada axada ee todobaadkan dhex mari doona labada kooxood ee Real Madrid iyo Barcelona.

Read more...
 
<< Start < Prev 11 12 13 Next > End >>

Results 463 - 504 of 536

Radio Nageeye

 
Who's Online
We have 10 guests online
 
Design by Somaliland Software!
USA Logo Design
Logo design