| |
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 14 February 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) wasiirka Wasaarada caafimaadka Somaliland Mud. Cabdi Haybe Muxumed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhawaaqyada kala duwan ee ka soo yeedhay dhakhaatiirtii uu dhawaan shaqada ka fadhiisiyay. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 14 February 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) fadhigii golaha guurtida somaliland ee maanta ayaan qabsoomin ka dib markii uu kooramku u buuxsami waayay mudanayaasha golahaas. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 14 February 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee laga soo doortay Gobolka Saaxil, ayaa ka dayriyay xaaladda Xabsiga magaalada Berbera ee xarunta Gobolkaas. Waxaanu baaq u jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Rayaale. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 14 February 2010 |
|
Hargeysa 14, Feb.2010 (Ogaal)- Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadam, ayaa ka hadlay hawsha guddi loo saaray xal-u-helida khilaaf muddooyinkii u dambeeyay ruxay golahaas. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 13 February 2010 |
|
London - qoraal ay soo saareen qurba jooga reer somaliland ee ku kula dhaqan qaaradaha america iyo Yurub ayaa sheegay in ay xooga saarayaan sidii ay wax ula qaban lahaayeen abwaan Xuseen Xirsi Cadib (boon) oo ay xaalad caafimaad daro iyo dhaqaale la'aani ku habsatay |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 13 February 2010 |
|

Wasaarada Qorshaynta Qaranku waa Xubin halbaawle u ah Dawladda iyo Shacbiga reer Somaliland , taas oo leh culayskeeda iyo muhiimadeeda isla markaana tiir dhexaad u ah waxqabadyada iyo hawlaha ha’yadaha caalamiga iyo kuwa maxaliga ah ba, iyadoo Wasaaradda Qorshaynta qaranku soo martay marxalado kala gadisan oo heer walba leh |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 13 February 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) Xoghayaha Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) ayaa xukuumada Somaliland uga digay hadalada ka dhanka ah Senator Donald Payne oo uu sheegay in arrintaasi ay waxyeeli karto qadiyada Ictiraaf raadinta Somaliland. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 13 February 2010 |
|
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi gelinta Somaliland Md. Axmed Xaaji Daahir Cilmi ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyay Ku Simihii Agaasimihii Guud ee warfaafinta Md. Maxamed Siciid Muxumed iyo Agaasimaha cusub ee todobaadkii hore Madaxweyne Rayaale soo magacaabay Md. Axmed Maxamed Caalin (Tiimbarro). |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Thursday, 11 February 2010 |
|
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaan katirsan dowladda Somaliya uu iskusoo dhiibay Xoogaga Hubaysan ee kasoo horjeedo Dowladda Federaalka KMG Somalia. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Thursday, 11 February 2010 |
|

Weftigii Wasiirada ahaa ee ka tirsanaa xukuumada Somaliland ee uu Hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Cabdilaahi Ismaaciil (Cirro) ayaa saaka kormeer ku soo maray xafiisyada dawlada magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaase ay la kulmeen dhammaan xafiisyada iskuduweyaasha wasaaradaha dalka ee gobolkaasi oo albaabadu u xidhnaayeen isla markaana aanay ka socon wax shaqo ahi. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 10 February 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) Afhayeenka Komishanka doorashooyinka Somaliland Md. Maxamed Axmed Xirsi (Geelle) ayaa shaaca ka qaaday in xarunta komishanka doorashooyinku ay ahayd meel baaba' ah oo aanay waxba u kala soconin iyaga ka hor isla markaana ay ku hawlan yihiin sidii ay dadka ugu soo bandhigi lahaayeen waxqabadkooda. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 10 February 2010 |
|
Anagoo ah asxaabta Aqoonyahanka,Suxufiyiinta,Siyaasiyiinta iyo waxgarad-kale waxaanu Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Xillka uu u Magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 10 February 2010 |
|
Madaxaweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin , ayaa Maanta u Magacaabay Agaasiime Guud Wasaaradda War-faafinta iyo Wacyi gelinta. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 10 February 2010 |
|
Hargeysa(Nageeyenews) - Shirgudoonka Golaha Guurtida Somaliland ayaa ku guul daraystay inay xal ka gaadhaan khilaafkii dhexdooda ee ka dhashay isku shaandheyntii Guddi Hoosaadyada Golaha. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 08 February 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) guddoomiyaha siyaasada xisbiga UDUB Cumar jaamac ayaa kulan fool ka fool ah la yeeshay wafti balaadhan oo ka socday saafaradaha uu dalka finland ku kala leeyahay Ethiopia iyo Kenya |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 08 February 2010 |
|
Hargeysa/Nageeyenews- Maamulaha dugsiga Hoose/Dhexe ee Axmed Guray Mr. C/Raxmaan Axmed Xuseen, oo ahaa dugsigii ugu horreeyay ee Dugsiga dhexe ee laga furo magaalada Hargeysa sanadkii 1957-kii ayaa maanta ka xog waramay xaalada waxbarasho ee dugsigaasi iyo duruufaha ka jiraba. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 08 February 2010 |
|

Maansadan Awaal-Tiris, waxa curiyay Abwaanka caanka ah, Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), waxaanay soo baxday 13/09/09. Waxa uu kaga hadlayaa mushkiladaha dhinacyada badan ee maanta mujtamaca ku xeeran. Qaadka oo ah kan sababay in ragga Soomaaliyeed gabo kaalintii uu nolosha ku lahaa, taasina geyaysiiso haweenka inay ku keliyaystaan dhibaatada nolosha; ayuu si ba’an u dhaliilayaa. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 08 February 2010 |
|
Qormadeenan taxanaha ah ee shalay iyo maanta oo aanu idiinku soo gudbino weedhaha siyaasiyiinta ee mucaaridka iyo muxuufidka ay ka jeediyeen masraxyada siyaasada iyo saxaafada oo aanu daraasad ku soo samaynay siyaasi kastaa weedhaha uu ka yidhi mawduucyo siyaasadeed oo wakhtiyo kala fog uu ka yidhi madasha siyaasada, |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 08 February 2010 |
|
nin u dhashay dalka Hindia ayaa dhawaan qudha ka jaray afar caruur ah oo uu dhalay ka dib markii ay ku qayliyeen isaga oo hurda. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 08 February 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) – Nin dhalashadiisu tahay Siralanka oo gabadh yar oo da’deedu tahay 10 jir oo somaliyad ah oo uu ka soo kaxaystay magaalada Boosaaso ee maamul goboleedka Puntland oo la sheegay in uu gabadhaasi yar ka soo iibsaday gabadh u dhalatay talyaaniga ayaa shalay galab ciidamada boolisku ay magaalada Hargeysa ku qabteen iyagoo ninkaasina xabsiga u taxaabay. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 08 February 2010 |
|
Hargeysa (Jam)- Ururka Dhakhaatiirta madaxabannaan ee xoolaha (ULPA), ayaa shalay kulan la yeeshay guddida dhaqaalaha Golaha Wakiillada, iyagoo u soo bandhigay cabashooyin salka ku haya dhibaatooyin badan oo ay kala kulmeen wasiirka xanaannada xoolaha Dr. Idiri Ibraahim Cabdi iyo arrimo la xidhiidha maxjarka xoolaha Berbera. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 08 February 2010 |
|
tababaraha kooxda Chelsea ayaa kulankii ay xalay afka ciida ugu geliyeen kooxda Arsenal ka dib hadal kooban oo uu saxaafada ugu talo galay ku sheegay in ay muujiyeen dedaal xoogan isla markaana mahadgaar ah u soo jeediyay ciyaaryahan Didier Drogba oo isagu iska lahaa masuuliyada guushaas. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 07 February 2010 |
|
Burco ( Nageeyenews.com), Alle ha u naxariistee Marxuum Mataan Mahdi ayaa la sheegay inay Xabadu ka haleeshay Madaxa, isla markaana dhaawaciisa loola cararay magaalada Burco, halkaas oo uu aakhirkii ku dhintay, kaas oo galabnimadii maanta lagu aasaasay isla magaalada Burco. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 07 February 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa shaaca ka qaaday in shirgudoonka Guurtidu ay si rasmi ah u soo afjari doonaan khilaafka dhexdooda isla markaana ay wixii ay xal u arkaan Golaha horkeeni doonaan Arbacada fooda inagu soo haysa. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 07 February 2010 |
|

Addis Ababa,/-Waxay ahaayeen kuwo qirsan in dib-u-dhac balaadhani ka jiro manddaqadihii ay ka kala yimaadeen. Midna midka kale kumuu diidanayn horumar la’aanta ka taagan qaaradan. Sidoo kale, mid kasta daah kamuu saarnayn habka uu dadkiisa uga saari karo xaaladdaha dhaqaale-xumo, faqiirnimo, caafimaad-darro iyo wax-qabad la’aaneed ee haysta dadyowgooda. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 07 February 2010 |
|
Laascaanood (Nageeyenews)- Mudaharaad rabshado watay oo sababay dhimasho iyo khasaare kale, ayaa shalay ka dhacay magaaladda Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, kaasi oo ka dhashay macallimiin looga shakiyey qaraxyadda Laascaanood oo ciidamada boolisku xabsiga u taxaabeen. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 07 February 2010 |
|
Pretoria,(Nageeyenews)-25 xubnood oo iskugu jira aqoonyahano, siyaasiyiin hore xilal kala duwan u soo qabtay, garyaqaano caalami ah, khubaro ku takhasustay qaaradda afrika, iyo ganacsato waaweyn oo u badan kuwa iska leh shariikadaha caymiska iyo maraakiibta ka gooshta gacanka cadmeed oo tiradoodu gaadhaysay 25 ayaa |
|
Read more...
|
|
| | << Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
| | Results 85 - 126 of 536 |
|
|
|

Radio Nageeye
|
|
Who's Online |
|
We have 20 guests online |
|